Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2017

Daawo: Madaxweynaha la doortay ee Somalialnd Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti heer sare ah oo ka socda dalka Jabuuti, kuwaas oo isugu jira xildhibaanno, diblomaasiyiin, safiirro iyo saraakiil kale.

  Weftigan oo ay xubno ka yihiin Xildhibaan Cali Cabdi Faarax, la-taliyaha gaarka ah ee ra’isal wasaaraha Jabuuti Md.Nagiib Kaamil Cabdallah, Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland ...

More From November 2017

Tacsi: Madaxweyne Silaanyo oo Tacsi u diray Geerida ku timid Gudoomiyahii diiwaangelinta Ururada Siyaasada Marxuum Cabdirsaaq Ciyaale

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u ...

Madaxweynaha Shirshabeelle Oo Magacaabay 47 Wasiir iyo Xubno Shaaciyay In Ay Iscasileen

Jawhar (SDWO): Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle  Maxamed Cabdi Waarre, ayaa maanta soo dhisay xukuumadda cusub ee golihiisa wasiirrada oo ...

“Waxaan ka digayaa in lagu tarkifallo hantidda qaranka mudadda kala guurka ah”… xildhibaan Xaamud

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa dhawaan wareegto uu soo saaray waxa uu ugu baaqay ...

Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Ajandaha 35-aad iyo Xeerarka Ku Jira

Hargaysa (SDWO): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa  maanta ansixiyay   ajandaha kal-fadhigooda 35-aad ee golaha oo  furmay  fadhigii kan ka horeeyay, kaasoo   ka ...

Madaxweynaha iyo ku-xigeenka La Doortay oo Kulan La Qaatay Guddiyadii Muraaqibiinta KULMIYE u qaabilsanaa Doorashadii Madaxtooyada

Madaxweynaha iyo ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah ...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shir Aan Caadi Ahayn La Yeeshay Wasiirrada iyo Taliyeyaasha Ciidamadda

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland  Axmed  Maxamed  Maxamuud (Siilaanyo),  ayaa maanta kulan aan caadi ahayn la yeeshay  golihiisa wasiirrada, maareeyeyaasha hay’addaha ...

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Kormeeray Wax-soo Saarka Beeraha Banka Wajaale

Wajaale(SDWO): Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada, Sareeye Guuto, Cabdirisaaq Siciid Bulaale (Afguduud) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa ...

Daawo: Maxkamada Sare ee Somaliland oo Ansaxisay Natiijadii Doorashadii Lagu doortay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

 

Komishanka Maamul Wanaaga Oo Ka Feejigan In Wasiirradda Xilalka Banaynayaa Ay Hantidda Xadaan

Hargaysa (SDWO): Masuuliyiinta hay’adda  maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa Somaliland ayaa shaaciyay  in ay si dhaw isha ugu hayaan ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News