Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

December 2017

Booliska Oo Soo Bandhigay Maandooriye Fara Badan iyo Hub Tuugtu Dadka Ku Baadhaan Oo Ay Qabteen

Hargaysa (SDWO): Ciidamadda booliska Somaliland ayaa soo bandhigay noocyo kala duwan oo maandooriyeyaal  ah  iyo Mindiyo iyo faashash oo ay ka soo qabteen degmooyinka caasimadda Hargaysa. Maandooriyeyaashan ...

More From December 2017

Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Dahabshiil Oo Iskugu Yimid Munaasibad Abaal Marino Lagu Kala Gudoomay

Hargaysa(SDWO): Shirkadda Dahabshiil ayaa u qabatay Xafladd mahadnaq ah Sanadeedka Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil ee Magaaladda Hargeisa, munaasibadaas  oo ay ka soo ...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Yeeshay Agaasime-Waaxeedyadda Wasaaradiisa

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta kula la yeeshaylabadda agaasime guud  iyo agaasime-waaxeedyadda qaybaha kala ...

Madaxweyne Biixi Oo Hambalyo U Diray Shacbi-weynaha Somaliland Curashadda Sanadka Cusub Ee 2018-ka

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo ku saabsan curashadda sanadka cusub ee  taariikhda miilaadiga 2018-ka awgeed u ...

Xukuumadda Oo Dhalinyaradda Uga Digtay In Ay Sameeyaan Xafladdo Loogu Dabaal-degayo Sanadka Cusub Ee 2018-ka

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda diinta iyo Awqaafta jamhuuriyadda Somaliland  ayaa  bulshadda gaar ahaana uga digtay in ay sameeyaan wax xafladdo ah oo ...

Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan Ah Hawadda U Gubisay Caalamka

Hargeysa (SDWO):Dawladda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay meel adag ka taagantahay islamarkaana ay wax walba ka xigto in hawada Somaliland ay ...

Faysal Cali Waraabe Oo Digniin U Diray Soomaaliya

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Warabe, ayaa ka hadlay tallaabadda ay dawladda Soomaaliya kula soo ...

George Weah Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimadda Liberia

Monrovia (SDWO):  Ciyaar yahankii caanka ahaa ee kubadda  cagta George   Weah ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimadda ee dalka Liberia oo ku ...

Soomaaliya Oo Shaacisay In Ay Si Buuxda Ula Soo Wareegtay Maamulka Hawadda

Muqdisho (SDWO): Dawladda  federaalka Soomaaliya ayaa  si rasmiya u shaacisay in ay si buuxda ula soo wareegtay maamulka hawadda oo muddo ...

26 Qof Oo Nafaqo Darri Ugu Dhintay Tuulladda Xaggal Oo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Xaggal (SDWO): 26 Wof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka nafaqo darridda ugu geeriyoodeen tuuladda Xagal oo qiyaastii 125 KM ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News