Wednesday, November 25th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

January 2018

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Marxuum Cabdilaahi Maxamed Faarax Oo Burco Ku geeriyooday

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi  Cabdi, ayaa tacsi u diray ALLE ha u naxariistee Marxuum Dhamme Cabdilaahi Maxamed Faarax (Soofadhiiste) oo ku geeriyooday xalay oo ...

More From January 2018

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ka Hadlay Dhibaatadda Baraha Bulshadu Ku Hayaan Ardayda

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa shaagay in baraha bulshadda ee Internet-ku ay dhibaato ku hayaan ...

Wasiirka Maaliyadda Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka

Hargaysa  (SDWO):  Wasiirka wasaarada   maaliyadda   Somaliland   Yuusuf   Maxamed    Cabdi   ayaa sheegay in misaaniyadda sanadka 2018 ka ay ku salays naan doonto ...

Somaliland Oo Shaacisay In Ay Xaalad Abaareed Oo Daran Ay Dalka Ka Taagan Tahay

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in xaalad abaareed oo adag uu dalku galay, isla markaana  waxay ka dayrisay xaaladda nololeed ...

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Go’aamo Wax Lagaga Qabanayo Sicir Bararka

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda Somaliland ayaa   soo saartay  go’aamo wax lagaga qabanayo, isla markaana lagu xakamaynayo sicir bararka iyo isticmaalka shilinka Somaliland. Guddidii ...

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Badhasaabadda Goboladda Qaarkood

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay  sagaal badhasaabyadda goboladda dalka ah, afhayeenka amdaxtooyadda iyo la taliyaha  madaxweynaha ...

Gabiley: Maxkamad Xukunno Ku Riday Dad Lagu Eedeeyay Ka Ganacsi Khamri

Tog-wajaale (SDWO): Maxkamadda gobolka Gabiley ayaa  magaaladda Wajaale  xukunno kala duwan ku riday dad lagu eedeeyay in ay ka ganacsanayeen khamri, ...

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Switzerland Kaga Qayb Galay

Muqdisho  (SDWO): Ra’iisul wasaaraha  Soomaaliya   magaalada Davos ee dalka Switzerland kaga qayb galay kulanka Fagaaraha dhaqaalaha Aduunka ee WEF2018, ayaa maanta ...

Madxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Abwaan Af-gudhiye Oo Geeriyooday

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Axmed Siciid Diiriye ...

“Muuse Biixi, waxaan ku aqaanaa oo aan markhaati ka ahay in uu yahay nin talladda wanaagsan qaata, anigana hore ayuu”… siyaasi Xasan Ciise

Hargaysa (SDWO): Siyaasi  Xasan Ciise Jaamac, ayaa xisbiyadda mucaaridka ah kula taliyay in ay isaga hadhaan hadaladda xanafta leh ee ay ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News