Saturday, October 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

January 2018

Imtixaan Aan Noociisa Hore Loo Gelin Oo Maanta Arday Lagaga Qaaday Hargaysa

Hargaysa (SDWO): Imtixaan uu noociisu ku cusub yahay Somaliland ayaa maanta arday lagaga qaaday magaaladda Hargaysa, kaasoo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo arday ...

More From January 2018

Oodweyne: Hay’adda TAKULO Oo Raashin iyo Biyo U Qaybisay 400 Oo Qoys

Oodweyne (SDWO): Hay’adda maxaliga ah ee TAAKULO ayaa maanta raashin iyo biyo u qaybisay ilaa 400 qoys dad gaadhaya degaamadda Jameecaadka ...

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Bilawday Dejinta Miisaaniyad Sanadeedka 2018

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland  ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabeen dejinta odoroska miisaaniyad sanadeedka 2018-ka, isla markaana ...

Muxuu Ka Yidhi Maayar Soltelco Xildhibaanadda Ku Hawlan In Ay Xilka Ka Tuuraan?

Hargaysa (SDWO): Maayarka caasimadda Hargaysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa  ka hadlay dhaq dhaqaaqyo ay maalmahan wadeen qaar ka mid ah ...

Guddoomiyaha UCID Oo Canbaareeyay Madax Dhaqameedka Bulshadda Kala Fogaynaya

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.  Faysal Cali Waraabe, ayaa  wax laga xumaado ku tilmaamay in  madax dhaqameedku ...

Hooyo Baafinaysa Wiil Ay Dhashay Oo Laba Sannadood Raq iyo Ruux Aan La Haynin

Hargeysa (SDWO): Hooyo Caasha Cumar Cali ayaa la nooleyd  walbahaar labadii sannadood ee la soo dhaafay,kadib markii wiil ay dhashay oo ...

Berbera: Kalluumaysato Ka Cabanaya Xayiraad Uu Wasiir Gaafaadhi Ku Sameeyay Shaqadoodii

Berbera (SDWO): Cabasho xoogan ayaa ka soo yeedhay qaar ka mid ah shirkadaha maxaliga ah ee gobolka Saaxil ee ka shaqaystay ...

“Haddii uu Cirro ogolaan waayo natiijadaa uu weli ka hadlayo waxaa iman doonta in aanu mar danbe dalka waxba ka noqon”danjire Cawil.

Hargaysa (SDWO): Danjire Cawil Cali Ducaale, ayaa  ku tilmaamay mid mustaqbalkiisa siyaasadeed ugdi gelinayso in guddoomiyaha xisbiga Waddani uu weli ku ...

Wasiirka Horumarinta Biyaha Oo Soo Kor Meeray Degaamadda Biyo Balaadhinta Magaaladda Berbera

Berbera (SDWO): Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo uu wehelinayay  wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta ayaa ...

Xildhibaan C/kariin Shabeel Oo Soo Jeediyay In La Sameeyo Xeer Lagu Xakamaynayo Madax Dhaqameedka Af-xumadda Caadaystay

Hargaysa (SDWO): Xildhibaan Cabdikariin    Aw Cali Shabeel, ayaa soo   jeediyay  in la sameeyo xeer lagu xakamaynayo salaadiinta caadaystay hadalada xanafta leh ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News