Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2018

Wasiirka Beeraha iyo Masuuliyiin Ka Socday Baanka KFW Ee Jarmalka Oo Kormeeray Bilawga Mashruuca Biji

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland iyo masuuliyiin ka socday hay’adda KFW  oo laga leeyahay dalka Jarmalka  ayaa maanta  kor meer indho indhayn ah ku soo ...

More From February 2018

Waaxda Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Oo Sheegay In Uu Kordhay Dakhliga Ay Soo Saareen

Hargaysa    (SWO): Wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa sheegtay in uu kordhay  sanadkan  dakhliga cashuuraha bariga, isla markaana ay rejaynayaan in uu sii ...

UCID iyo Waddani Oo Arrin Lala Yaabay Isku Raacay

Hargaysa (SDWO): Labadda xisbi mucaarad ee Somaliland UCID iyo Waddani ayaa shaaciyay in ay magacaabayaan guddi wada jir ah oo daba-gal ...

Somaliland Oo Ka Hadashay Tallaabadii Ay Jabuuti Kaga Noqotay Heshiiskii Ay Kula Jirtay DP World

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tallaabadii ay dhawaan dawladda jamhuuriyadda Jabuuti ay kaga noqotay heshiiskii ay kula jirtay shirkadda ...

Ma Suuq Madow Oo Carruurta Lagu iibiya Ayaa Ka Jira Somaliland?

Hargaysa (SDWO):  Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu aqooni jirin, sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ...

Agaasimaha Cusub Ee TV-ga Qaran Oo Xilka Kala Wareegay Maareeyihii Hore

Hargaysa (SDWO): Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland  Maxamed Muuse Abees ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyay agaasimaha cusub ee TV-ga ...

Ururka SOLJA Oo Ka hadlay Khilaafka Ka Taagan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Hargaysa (SDWO): Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo Ixtiraamaya shuruucda kala duwan ee Dalka ee ay ku aasaasan yihiin hay’addaha kala ...

Wasiirka Warfaafinta Oo Wareegto Anshax Marin Ah Ka Soo Saaray Weriyeyaashii iyo Masuuliyiintii Dhawaan Cabashadda Sameeyay

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa ganaax shaqo joojin iyo mushahar ka hakin ah ku riday 24 ka mid ah ...

Wasiirka Warfaafinta oo shaqadii ka fadhiisiyey dhamaan weriyayaashii shirka jaraaid qabtay ee ka hor yimid isku shaandhayntiisii shalqaalaha wasaarada

Qoraal uu ku saxeexanyahay wasiirka warfafinta Cabdiraxman Guri Barwaaqo ayaa shaaca lagaga qaaday in dhamaan shaqadii laga fadhiisiyey 24kii weriye ee ...

Maxaabiis Al-Shabaab Ah Oo Ka Baxsaday Xabsi Ku Yaalla Garoowe

Garoowe (SDWO): Dhalinyaro lagu qabtay dagaalo ay ciidammada Puntland la galeen xooggaga Alshabaab oo sanadkii 2016-kii duulaan ku qaaday deegaano halkaas ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News