Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2018

download

Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka Hadlay Mushahar La’aanta Shaqaalihiisa Muddo 3 Biloodda

Hargaysa (SDWO): Maareeyaha Madbacadda Qaranka Siciid Saalax Shire, ayaa ka hadlay sababaha ay shaqaalaha Madbacadda  qaranku muddo sadex bilood ah aanay mushahar u qaadan. Taasoo  uu ku ...

More From March 2018

1-113-300x186

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Itoobiya Oo Sheegay In Isticmaalkoodda Dekadda Berbera Aanu Saamayn Doonin Xidhiidhka Ay La Leeyihiin Soomaaliya

Hargeysa(SDWO): Wasiirul dawlaha ganacsiga iyo arrimha dhaqaalaha ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dr.Aklilu Hailemichael, ayaa sheegay in adeegsigooda dekedda Berbera ee ...
cadami_0-310x229

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Waxtarka Somaliland Ugu Jira Saldhigga Millatari iyo DP-WORLD

Hargeysa (SDWO): Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa si faah faahsan uga hadlay faa’iidooyinka iyo waxtarka ugu ...
download

Demanaani Waa Halis: Maanso cusub/Waxa Curiyay: Abwaan Nimcaan Aadan Ibraahim

Maansadan oo magaceeda la yidhaahdo Demanaani waa Halis oo uu hal-abuuray abwaanka da’da yare e Nimcaan Aadan Ibraahim, waxay ka hadlaysaa ...
maqaal

Habka Dhaleeceenta Ama Cambaaraynta Saxan W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail (MrBurao)

Waan idin salaamay dhamaantiinba akhristow meelkasta aad joogtaanba. Inta aan maqaalkan bilaabin Kahor waxaan jeclaan lahaa in aan inyar idiinka  iftiimiyo ...
download

Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka Oo La Hor Geeyay Golaha Wakiiladda

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda maaliyadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka warbixiyay miisaaniyad sanadeedka 2018, korodhka ku jira iyo meelaha la filayo in ...
111111111111n

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Gardarrada Soomaaliya Ee Ka Dhanka Ah Qaddiyadda Somaliland Abaaraha iyo Arrimo Kale

Hargeysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si mug leh uga hadlay arrimo door ah oo salka ku ...
mdxmuse1

Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan degdega ah caawa kula qaatay madaxtooyada shirgudoonada golaha guurida, golaha baarlamanka. gudoomiyaha xisbiga ucid halka uu diiday gudoomiyaha Wadani inuu ka qaybgalo

download

Somaliland Oo Ka Hadashay Dacwadda Ka Dhanka Ah Heshiiska DP World Ee Ay Dawladda Muqdisho U Gudbisay Qaramadda Midoobay

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland  ayaa wax lala yaabo iyo mid aan waxba ka bedeli doonin ku tilmaantay  dacwadda  ka dhanka ...
29570700_2132779863405212_672446112785259907_n

Wasaaradda Beeraha Oo Tababar Ku Sabsan La Dagaalanka Cayayaanka Khudaarta Ku Dhasha U Qabatay Dad Beeralay Ah

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda horumarinta beeraha jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabtay  dalab  hore ugaga yimid   beeralayda dalka oo  ahaa in wax lagala ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...