Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2018

ADRa

Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Canada Oo Amaanay Doorashooyinka iyo Dimoqraadiyadda Somaliland

Hargaysa (SDWO): Mudane ka tirsan  aqalka odayaasha  dalka Canada ayaa amaanay dimoqraadiyadda iyo doorashooyinka ay  dadku si xor ugu codeeyaan madaxweynaha  hadba madaxweynaha ay doonayaan iyo ...

More From March 2018

download

Shaqaalaha Telesom Ee Gabiley Oo Ka Qayb Qaatay Olole Nadaafadeed Oo Magaaladaasi Laga Fuliyay

Gabiley (SDWO0: Iyadoo maanta magaaladda Gabiley laga sameeyay olole nadaafadeed oo ay soo abaabushay dawladda hoose  ayaa shaqaalaha shirkadda isgaadhsiinta ee ...
00003

Golaha Wakiiladda Oo Doodd Ka Yeeshay Xil Ka Qaadista Maayarrada iyo Ku Xigeenadda Dalka

Hargaysa (SDWO): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta guddo galay doodda  mooshinka   wax ka bedelka xeerka goleyaasha degaanka  ee xil ka ...
download

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Xadhiga Ka Jaray Masjid Jaamaca Gabiley Oo Dib-U-Dhis iyo Balaadhin Lagu Sameeyay

Gabiley (SDWO): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil C/laahi Axmed, ayaa shalay xadhiga ka jaray masjid jaamaca weyn ...
29683148_1602003633246817_9102136335111861310_n

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyay Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018-ka

Hargeysa (SDWO): Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2018-ka oo ay goluhu doodiisa ...
unnamed

Raysal Wasaare Khayre Oo Furay Shir Lagu Soo Bandhigayay Dib-U-heshiinta Degmadda Marka Ee Shabeellaha Hoose

Muqdisho  (SDWO): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay codlaadi ...
Capture-94-310x150

Sarkaal Ciidan Oo Ka Soo Goostay Puntland Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay

Hargaysa (SDWO): Sarkaal ka tirsanaan jiray ciidamadda daraawiishta ee maamulka Puntland oo doraad dhinaca Garoowe kala soo goostay, soona galay dhinaca ...
1111111111n

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Nidaam Lagu Casriyeynayo Adeegyada Dawladda Hoose Ee Hargeysa Bulshadda U Qabato+Sawirro

Hargeysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Bandhiga nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa ...
musedhh1

Madaxweynaha Somaliland Oo boqday xarunta dowlada Hoose ee Hargeysa Daah-Furayna Nidaam Lagu Casriyeynayo Adeegyada Dawladda Hoose Ee Hargeysi Bulshada U Qabato

  Hargeysa-26-03-3018-Isniin-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Bandhiga nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya ...
telesom

Shirkadda Telesom Oo Shaacisay Wakhtiga Uu Istaagayo Isku-bedelka Lacagta

Hargeys (SDWO) Shirkada isgaadhsiinta Telesom ayaa soo bandhigtay wakhtiga uu istaagayo isku-bedelka lacagaha lagu kaydsado Mobilke, waxaana sidaasi lagu sheagay Warsaxafadeed ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...