Thursday, April 19th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2018

breaking NNews

Booliska Oo Xaqiijiyay In La Xadhay Boqor Buur Madow

Hargaysa (SDWO): Taliska guud ee ciidamadda booliska Somaliland ayaa xaqiijiayay in caawa xabsiga loo taxaabay boqor Cisaam Aw Maxamuud Buur Madow, kaasoo lagu eedeeyay in uu ...

More From April 2018

30728350_1625291280918052_5865613282546548736_n

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Sweden U Qaabilsan Soomaaliya

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  ayaa  maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey safiirka dalka Sweden u qaabilsan dalalka  Soomaaliya  Ambassador. ...
unnamed (2)

Gollaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ansxiyay Xeer Mamnuucya Jaridda Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha

Muqdisho  (SDWO): Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ...
Capture 1

Hay’adda Qurbajoogga Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagaga Wada Tashanayay Horumarinta U Adeegista Bulshada Qurbajoogga

Hargeisa (SDWO): Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ee W/Arrimaha Debadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JSL ayaa maanta Khamiis 19-ka April ugu qabatay kulan ...
30728579_1863811453916271_1385046220459737088_n

Xoghayaha Guud Ee Cusub Ee WADDANI Oo Kulan Qado ah U Sameeyey Madaxda Xisbiga

Hargeysa (SDWO): Xoghayahii guud ee dhawaan loo doortay Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Aqoonyahan Khadar Xuseen Cabdi, ayaa  manta kulan qado ...
download (1)

Muran Ka Taagnaa Kawaanka Xoolaha Lagu Qallo Ee Berbera Oo La Soo Af-jaray

Berbera (SDWO): Kawaanka xoolaha lagu gawraco ee magaaladda Berbera oo muddo uu muran ka taagnaa cida gacanta ku haynaysa maamulkiisa ama ...
download

C/raxmaan Cirro Oo Madaxweynihii Hore Ku Eedeeyay Khiyaamo Qaran iyo In Madaxweyne Biixi Xilka Laga Xayuubiyo

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku eedeeyay madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo in uu dalka ka galay khiyaamo ...
123-310x174

Shirkadda Genel Energy Oo Mudaysay Wakhtiga Ay Somaliland Ka Bilaabayso Qodista Ceelkii U Horeeyay Ee Shiidaal

Hargeysa (SDWO): Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Shirkadda caalamiga ah ee shidaal soo saariista ee Ganel Energy, ayaa wada ...
IMG_7124-310x207

Somaliland Oo Dawladda Sweden U Cadaysay Sababtay U Hakisay Wadahadaladii U Socday Soomaaliya

Hargeysa (SDWO): Somaliland iyo Sweden, ayaa ka wada hadlay xidhiidhka labada dal iyo sii xoojintiisa  ka dib markii Madaxweynaha Somaliland  uu  ...
WhatsApp-Image-2018-04-17-at-18.13.41

Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil oo u Ballan-qaaday War farxad gelinayaa Dhallinyarada iyo Haweenka

Hargeysa (SDWO):-Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, oo ka qayb galay daahfurka mashruuc cusub oo loogu fududaynayo macaamiisha ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...