Wednesday, November 14th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2018

34051797_2209475452402319_5467502284160106496_n

Daawo Sawirrada: Dhul Beereedkii Ay Dhibaatadu Ka Soo Gaadhay Roobabkii Dufaanta Watay Ee Goboladda Galbeedka

Ruqi (SDWO): Dhibaatada Duufaantii SAGAR gaadhsiiyey Beeralayda RUQI  iyo  Beero isku Beddelay Dooxyo oo uu Kormeeray Wefti Uu Wasiirka Horumarinta Beeraha JSL Md. Ahmed Muumin Hoggaaminayey. ...

More From May 2018

33937651_2208479335835264_2271106795487363072_n

Ururka Cilmi Baadhista iyo Qiimaynta Hawlaha Horumarka Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Beeraha Somaliland

Boorama (SDWO): Ururka Cilmi-baadhista iyo Qiimeynta hawlaha horumarka “Center for Research, Evaluation and Development” (CERD) ayaa kulan ku sabsan dar dargalinta ...
vlcsnap-8552-07-31-05h30m47s304

Abwaaniin Barnaamij Suugaaneed Wacyigelin Ah Ku Qabtay Ceerigaabo

Ceerigaabo (SDWO):Koox abwaaniin iyo hal-abuurro ah oo maalmahanba safar nabadayn ah ku joogay gobolka Sanagaa ayaa caawa kulan la xidhiidha wacyigelin ...
NN

Hay’adda Ka Hortagga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka oo Raashin U Qaybisay Kumannaan Qoys

Caynaba (SDWO): Guddoomiye ku-xigeenka  Hay’adda  ka hor tagga Masiibooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Faysal Aw-Jaamac Xiris,ayaa sheegay in hay’addoodu gobolada bari ...
Amnetsy

Amnesty international Oo Ku Baaqday In Ciidamadda Liyuu Booliska Soomaalida Itoobiya La Kala Diro

Hargaysa (SDWO): Hay’adda caalamiga ah ee xuquuql insaanka ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u kala ...
vlcsnap-2324-04-24-17h31m37s246

Shirkadda Waddaniga ah Ee SOVOLCO Oo Saliid Ku wareejisay Hay’adda Kaydka Raashinka

Hargaysa (SDWO): Shirkadda soo saarista saliida cuntadda loo isticmaalo ee magaceedda la yidhaahdo SOVOLCO ayaa 900 oo litir oo saliid ah ...
Wasiirka-arrimaha-gudaha1-310x195

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Dad Loo Xidhay Shaqaaqadii Ceel-afweyn

Hargeysa  (SDWO): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed,ayaa sheegay in ay Xukuumaddu tallaabao adag ka qaadayso cid kasta oo ...
Wasiirka-caddaalada-310x207

Wasiirka Caddaaladda Oo Ka War Bixiyay Kormeer Uu Ku Maray Xabsiyada Gobolada Bari

Hargeysa (SDWO): Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Cabdiqali Maxamuud Caateeye Fariid,ayaa socdaal shaqo ku soo maray xabsiyada gobolada bari ee dalka isla ...
ciidan8

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ay ku qalin-jabiyeen cutubyo dhibboo ah oo ka baxay dugsiga ...
Darin

Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo La Dhaariyay

Muqdisho  (SDWO): Guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare   ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta si rasmiya xilka loogu  dhaariyay, xaflad kooban ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...