Saturday, October 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2018

Wefti Ka Socday UN-ka iyo IGAD Oo Hargaysa U Yimid Sidii Loo Joojin Lahaa Dagaalka Tukaraq

Hargaysa (SDWO): Wefti ka socday  urur goboleedka IGAD iyo UN-ka oo maanta booqasho ku yimid Somaliland ayaa si yaabo gooni gooniya ula kulmay xisbiyadda iyo xubno ...

More From July 2018

Madax Dhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Jig-jiga Kaga Qayb Gelaya Shir Dhaqan

Tog-Wajaale (SDWO):  Qaar ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Jig-jiga ee xarunta dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ...

Siyaasiyiin Reer Soola Oo Hargaysa Kulan Kula Yeeshay Ku Xigeenka Ergayga UN-ka U Qaabilsan Soomaaliya

Hargaysa (SDWO): Siyaasiyiinta ka soo jeedda goboladda bariga Somaliland gaar ahaana gobolka Sool  ee ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa shaaciyay in ...

Xubno Ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo Madaxweynaha Ka Raali Geliyay Hadalo Ka Yeedhay Xubno Mucaarad ah Oo Golahoodda Ka Tirsan

Burco (SDWO): Xubno ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland raali gelin ka siiyay hadalo ka soo yeedhay maayarka ...

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Marti-qaaday Arday Qur’aanka Kariimka Ah Ka Baratay Mac-hadka AFLAX

Hargeysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada marti-qaad gaar ah ugu sameeyey arday xafidday Qur’aanka ...

Madaxweyne Biixi Oo Tacsi U Diray Marxuum Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed Oo Hargaysa Ku Geeriyooday

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka tacsiyadeeyay ehelka, qaraabadda, golaha Guurtidda iyo shacabka Somaliland ee uu ka baxay ...

Michael Walls Oo Sheegay In Uu Ka Qoomamoonayo Soo Hadal Qaadka Shirkii Garxajis Iskana Difaacay Eedo Loo Jeediyay

Hargeysa (SDWO): Madaxa Goobjoogayaasha Caalamiga Mr Michael Walls ayaa ka jawaabay eedaha loogu soo jeedinaya kulan saxaafadeedkii uu ku qabtay magaalada ...

Jabuuti Oo Ka Jawaabtay Aragtidda ah Isbedeladda Goboladu Go’doon Gelin Doonaan

Hargeysa (SDWO): Dawladda Djibouti yaa ka jawaabtay dareenka falanqeeyayaasha siyaasadda ee aaminsan in isbedelada gobalka Geeska Afrika ka socdaa ay go’doomin ...

AFP Oo Warbixin Ku Falanqaysay Hamiga Somaliland Ee Marinka Ganacsiga Badda Cas

Hargeysa (SDWO): Wakaaladda wararka ee AFP ayaa maanta daabacday  warbixin ay kaga hadashay  sida Jamhuuriyadda Somaliland  ugu heellan tahay  inay dekedda ...

Madax Dhaqameedka Garxajis Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Dhacdadii Ceeryaan

Hargaysa (SDWO): Xubno ka mida  madax dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa raali gelin ka bixiyay dhacdadii dhawaan ka dhacday degaanka Ceeryaan oo ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News