Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2018

Dr. M Yussuf, UoH Rector, Speaking

Guddoomiyaha Jaamacidda Hargeisa Oo Ku Suntay Shirkadaha Dahabshiil Kuwo U Heellan Horumarinta Jaamacadaha

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha Jaamicadda Hargeisa, Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, ayaa la mataaneeyey Shirkadaha Dahabshiil Group hroumarka  Jaamicaddu sannadahan u dambeeyey ku tallaabsatay, gaar ahaan dhinacyada dhismaha ...

More From August 2018

dssdd

Daacadnimo Uu Muujiyay Ayuu Ku Mutaystay Dallacaad iyo Billad

Hargeysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, maamulka jaamacadda Hargeysa, ayaa hawl-karnimo, daacadnimo iyo waddaniyadda ku duugan agweed ku abaal mariyay ...
shaqoabur13

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Shir weynaha Shaqo Abuurka Ee Heer Qaran Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana shirkaasi ...
Burco-Wiil-Da’yar

Burco: Wiil Yar Oo Curiyay Nidaam Kombiyuutaradda Ka Difaaca Fayriska

Burco (SDWO): Cabdiraxiim Maxamed Xuseen oo la sheegay in uu ikhtiraacay nidaamka koombiyuutarada ka difaaca fayriska (Anti Virus), ayaa la filayaa ...
Baqdadi

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Hor Tegay Guddi Hoosaadka Dhaqaalaha Golaha Wakiiladda

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), ayaa shaaciyay in ay gacanta ku hayaan, isla markaana ay ...
love7

Qaybtii 6aad: Xishoodka Hablaha iyo Xanuunka Jacaylka, Sheekadan waxaan daabacnay 2006dii oo dad kor u dhaafay 150 kun oo qof akhriyeen, markale si taxane ah halkan ugala soco

Hordhac:   Waxa Qoray:  Cabdiraxman Maxamed Guun Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl, maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada ...
calanka-ddsi-iyo-itoobiya-1

Daawo: Taliyaha cusub ee Ciidanka Liyu Police ka Ismaamulka Somalida oo saxaafada la hadlay, dardarana u soo jeediyey ciidanka Police ka

   
MBC

Wareegto uu ku saxeexanayahay Madaxeyne Muuse Biixi ayaa lagu mabnuucay cashuur dhaaftii sharcidarada ahayd ee dekeda Berbera loogu samaynayay ganacsatada qaarkood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-186/082018, ku joojiyey cashuur-dhaafka la xidhiidha qodobada ...
unh1

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb-galay Qalin-jebinta Jaamacadda Hageysa, Xadhigana ka Jaray Dhismayaal kuwo Kalena Dhagax-dhigay, Shahaadooyin Kala Duwana uu Gudoonsiiyey Ardayda Qalin-jebisay iyo Askari muwaadinnimo Muujiyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qayb-galay xafladda qalin-jebinta dufcadii 15aad ee ka baxda Jaamacada Hargeysa, ...
News

Daawo odayaasha beel degta sanaag oo naqdiyey caaqilkoogii oo ku biiray kooxda falaagada caaare oo sheegay inaanu beeshooda metelin ahaana nin maskaxda ka xanuusanaya

   

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...