Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2018

calanka-ddsi-iyo-itoobiya-1

More From August 2018

ld

Gabiley: Bulshadda Degaanka Lafta Tiinka Oo Baaq U Diray Xukuumadda

Lafta-tiinka (SDWO): Bulshoweynta ku nool deegaanka Lafta Tiinka oo magaaladda Gabiley kaga beegan dhanka bari ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhibaato ...
965

“Waa tallaabo weyn oo horumar ah Somaliland waxay la jaan-qaaday caalamka waa mushkilad haddii”… wasiir Shukri Baandare

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda degaanka iyo horumarka reer miyiga Somaliland marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa soo dhawaysay ansixinta  siyaasadda guud ...
1

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Booqday Siyaasi Cali Sandule Oo Xanuunsanaya

Hargaysa (SDWO): Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta guriga uu degan yahay ku booqday siyaasi  Cali Maxamuud Xasan ...
620

Qalab Caafimaad Oo La Gaadhsiiyay Degmooyinka Laasgeel iyo Mandheera

Laasgeel (SDWO): Qalab caafimaad oo ay soo direen ururka WAAHEEN oo ay ku bahoobeen qurbe joogta Somaliland ee ku nool dalka ...
silnayo boqa13

Daawo: Madaxweynahii hore Axmed Siilaanyo oo booqasho ugu tegay Siyaasi Cali Sandule oo Xanuun u jiifa

 
mysufuf

Milicsiga Heerka Aqooneed iyo Hadimada Maamulaha Madaarka Cigaal: Maqaalka Kowaad. By: Eng Maxamed Beddel

Iyada oo Somaliland tahay dal dimuqraaddi ah, waxa aan cabbiri doonaa dareenkayga ku aaddan waxqabadka iyo waxyeellada dhallinyaro ay xukuumaddii hore ...
c 1

Madaxweynaha Cusube Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Uu Qaban Doono

Addis Ababa (SDWO): Madaxweynaha cusub ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa loo doortay Mustafe Muxumed Cumar, kadib shir ay shalay magaaladda ...
39821920_1793650614082117_2301861334012133376_n

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyay Siyaasadda Qaran Ee Ilaalinta Degaanka

Hargeysa  (SDWO): Kal-fadhigii 19-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirradu ...
somland saudi

Daawo: Madaxweyne kuxigeenka somaliland oo ku jirey madaxdii islaamka ee xajka kaqaybgalay sida gaarka ahna uu kulan soo dhoweyn ah uu ku qaabiley boqorka sucuudugu. Warka tv gana lagu soo daray. Cabdiraxman Saylici Dowlada Jamhuuriyada Somaliland.

  Madaxweyne kuxigeenka somaliland oo ku jirey madaxdii islaamka ee xajka kaqaybgalay sida gaarka ahna uu kulan soo dhoweyn ah uu ku ...

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...