Friday, April 23rd, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

October 2018

Xukuumadda Oo La Wareegtay Shaqaalaha Qaybta Amaanka Madaarka Diyaaradaha Hargaysa

Hargaysa (SDWO): Dawladda Somaliland ayaa maanta si rasmiya ula wareegtay shaqaalaha ka hawl gala qaybta amaanka ee madaarka diyaaradaha Hargaysa oo ay markii hore gacanta ku ...

More From October 2018

Dab Khasaare Dhaliyay Oo Qabsaday Suuqa Ganacsiga Laascaanood

Laascaanood (SDWO): Dab khasaar badan oo hantiyeed  dhaliyay ayaa maanta duhurnimadii qabsaday  qaybo ka mida suuqa ganacsiga ee magaaladda Laascaanood, kaasoo ...

Daawo warbixin laga diyaariyey wiil dhalinyaro ah oo nolashiisa ku maareeya Digaag uu ku dhaqday magaalada gebiley

 

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Itoobiya

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee dalka Itoobiya Sahle-Work Zewde oo ...

Madax Dhaqameedka Togdheer iyo Buuhoodle Oo Ku Baaqay In Laga Qayb Qaato Deminta Colaadda Koonfurta Sool

Buuhoodle (SDWO): Madax dhaqameed kala duwan oo ku kala sugan goboladda Somaliland iyo meello kale oo ka mida degaamadda dhulka Soomaalida ...

Shir Dhaqameed Lagu Soo Gebagabeeyay Burco iyo Qodobo Laga Soo Saaray

Burco (SDWO): Shir dhaqameed muddo shan maalmooda magaaladda Burco uga socday beesha gaashaan buur Axmed Faarax, ayaa maanta la soo geba ...

Guddoomiyaha Telesom Oo Loo Xulay Abaalmarinta Hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan Shirkadaha Isgaadhsiinta Afrika

Hargeysa  (SDWO): Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Md. Cabdikariim Maxamed Iid, ayaa ka mid noqday hoggaamiyayaasha shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Teknoolajigga Afrika ee loo ...

Madaxweyne Biixi Oo 17 October U Asteeyay Maalinta Geesiyaasha Qaranka

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u  asteeyay in maalinta 17 October ee sannad walba ay noqoto xuska maalinta ...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Tababar Ku Saabsan Wacyigelinta Balwadaha U Qabtay Dhalinyaradda Gabiley

Gabiley (SDWO): Agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (ilkacase), ayaa maanta tababar  u furay qaar ka mida  ...

Hargaysa: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Kayd Biyood Cusub

Hargeysa (SDWO): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray   kayd biyood cusub oo laga hir geliyay ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News