Wednesday, November 25th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2018

Bangiga Caalamiga Ah Ee Dahabshiil Oo Casho Ku Maamuusay Macaamiishiisa

Hargaysa (SDWO.com): Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil Bank International ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuusay macaamiishiisa oo ay ku jiraan haldoorka ganacsatada Soomaalida. Munaasibadda oo lagu ...

More From November 2018

Safiirka Somaliland U Fadhiya Faransiiska Oo Ka Qayb Galay Shirka Ka Faa’iidaysiga Khayraadka Baddaha

Paris (SDWO.com): Safiirka Somaliland u fadhiya magaaladda Paris ee dalka Faransiiska Cali Ismaaciil Xasan, ayaa ka qayb galay shir ku saabsan ...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Gaadhay Magaaladda London

London (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), oo safar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa beri magaaladda ...

Dhacdooyinka Ku Cusbaa Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobolada Barriga

Badhtamihii bishan December 2018 ayuu madaxweyne muuse biixi cabdi ku galaabixiyey safarkiisii u horeeyey ee uu ku tago gobolada barriga somaliland ...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Shacabka Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadii Jimcaha

Berbera (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay ...

Daawo: Hadaladii Waxgaradka iyo Masuuliyiinta Degmadda Sheekh U Jeediyeen Madaxweynaha+Sawirro

Sheekh (SDWO.com): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland oo maalmahan bas afar ku marayay goboladda bariga dalka ayaa galabta soo gaadhay magaaladda ...

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Berbera Soo Gaadhay

Sheekh (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti balladhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku marayey gobollada Bari ee dalka, ...

Xisbiga Waddani Oo Cadeeyay Mawqifkoodda Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka

Hargaysa (SDWO.com): Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa shaaciyay mawqifkoodda ku aadan dib u dhaca ku yimid doorashooyinka wakiiladda iyo degaanka, siday  ...

“Xisbiga UCID waxa uu ka digayaa muddo kordhin loo sameeyo doorashooyinka Wakiiladda iyo degaanka oo aan xal rasmiya”…

Hargaysa (SDWO.com): Xisbiyadda mucaaradka ah ee Somaliland UCID iyo Waddani ayaa meel adag iska taagay dhawaaqii komishanka doorashooyinka ee la xidhiidhay ...

Ceerigaabo: 50 Qof Oo U Fadhiistay Imtixaan Shaqaale Dawladu Qaadanayso

Ceerigaabo (SDWO.com): Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa Imtixaankii loo gelaayey 50 kaalmo shaqo ee dawladdu ka qaadanaysay gobolka Sanaag  ka qaaday ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News