Monday, December 10th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

December 2018

48051447_1936140673166443_3010897818253524992_n

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhinayo Cusbitaalka Guud

Hargeysa (SDWO.com):   Madaxweynaha   Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhinayo cusbitaalka guud ee Hargeysa. Munaasibad kooban oo lagu dhagax-dhigayey ...

More From December 2018

Raila-Odinga-e1469956659530

Daily Nation Oo Raila Odinga Ku Tilmaamay Cod Xoog Leh Oo Taageeraya Madax-bannaanida Somaliland

Nairobi (SDWO.com): Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa  Magaalada Nairobi ayaa maanta baahiyey in  Raila Odinga oo ah Hoggaamiyaha xisbiga ...
download

Wasiirka Boos Mirre Oo Sagootiyay cayaartooy Safar Ugu Baxay Jabuuti

Hargeysa (SDWO.com): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha  Somaliland   Boos Mire Maxamed,  ayaa ambabixiyay wefti heer qaran ah oo u hogaaminayay agaasimaha ...
1

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Bandhigga Carwadii 8-aad Ee Ganacsiga

Hargeysa (SDWO.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray bandhigga Carwadii siddeedaad ee Somaliland oo laga daah-furay ...
12

Shir Lagu dhexdhexaadinayay 2 Beelood Oo Lagu Soo Gebagabeeyay Taleex

Taleex (SDWO.com): Shir nabadeed oo lagu heshiisiinayay laba beelood oo mudooyinkan ka  socday magaalada Taleex ee xarunta gobolka Xaysimo, ayaa maanta  ...
3

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Midawga Yurub

Brussels (SDWO.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), oo safar shaqo ku jooga dalka Belgium ayaa magaaladda Brussels ...
1bash

“Wax dhici kara ma aha Qardho ayaan ka soo duulayaa oo dhibaato ayaan gaysanayaa Adeer waxaad wadaan Somaliland danni uguma jirto”…. Siyaasi Cali Baashe

Ceerigaabo (SDWO.com): Siyaasi Cali Baashe Xaaji Maxamuud, oo ka mida siyaasiyiinta ka soo jeedda gobolka Sanaag ayaa sheegay in aanay shacabka ...
ff111

Baki: Hay’adda Camuud Foundation Oo 400 Oo Qoys Xoolo U Qaybisay

Baki (SDWO.com): Hay’adda samafalka ee Camuud Foundation ayaa maanta xoolo nool u qaybisay 40 qoys oo ka   mid ahaa dadkii ku ...
togwajeele

Maamulka Wajaale Oo Sameeyay Hawl gal Ay Ku Banaynayeen Wadooyinka Magaaladda

Tog-Wajaale (SDWO.com): Maamulka magaaladda Tog-Wajaale ayaa maanta sameeyay hawl gal ay ku banaynayaan suuqyadda magaaladda oo cidhiidhi badan ka jiro, iyadoo ...
New News

Shirkii Dhexdhexaadinta Beelaha Ee Jig-Jiga Oo Go’aamo Laga Soo Saaray

Jig-jiga (SDWO.com): Shirkii nabadaynta beelihii dhawaan ku dagaalamay degaanka Dhumay ee gobolka Sool oo 27-kii bishii hore ka furmay magaaladda Jig-jiga ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
labourparty

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...