Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

December 2018

Wasiirka Warfaafinta Oo Sharraxay Cashuuro Lagu Soo Rogay Warbaahinta Madaxa Banaan

Hargaysa (SDWO.com):  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa Warbaahinta dalka ku boorriyey inay raacaan xeerarka dalka u yaalla isla ...

More From December 2018

Wasaaradda Diinta Oo Tababar U Furtay Hawlwadeennada Wasaarradaha Qaarkood

Hargeysa (SDWO.com ):Masuuliyiinta u sarraysa wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta furay tababar kor loogu qaadayo aqoonta hawlwadeennada waaxyaha kala ...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan U Furay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaarradaha

Hargeysa (SDWO):  Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  daah-furay shirweyne ballaadhan oo loo qabtay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dawladda. ...

Daawo Siyaasi cabdillahi Geel Jire oo ka hadlay saarida laga saaray xisbiga Kulmiye

Hay.ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Somaliland oo soo bandhigtay qorshaha sedexda sano ee socda

Daawo Xisbiga wadani oo ka hadlay dhibaatooyinka iyo xadgudubyada ka jira jeelasha dalka

Daawo Goolaha Guurtida oo go.aan ka soo saaray buugii muranka badani ka dhashay ee uu mudo hore uu qorey Wasiirka warfaafintu Guribarwaaqo

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Ay Khusayso Mashruuca JPLG-ga

Hargyasa-(SDWO.com):  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kulan la qaatay wasiiro iyo xubno ka tirsan barnaamijka horumarinta ...

Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Oo Kulan Ku Yeeshay Tog-Wajaale+Sawirro

Tog-Wajaale (SDWO.com): Madaxweyneyaasha Somaliland iyo degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaallo xuduudkeedda Tog-Wajaale  gaar ahaana dhinaca Somaliland. ...

“Hafar duudsi quudhsi iyo eex iyo wax aan la garanayn ayaa lagula kacay Somaliland”…Boobe

Hargaysa (SDWO.com): Qoraa C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa dhaliilay doodihii la isku waydaarsaday shirkii todobaadkan ka dhacay dalka Jabuuti ee Aragti ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News