Saturday, December 7th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2019

abees

More From February 2019

raoddhagxdhig1

Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha DDS Iyo Masuul ka socday Imaaraadka Oo Dhagax-dhigay Jidka Isku Xidhaya Berbera iyo Wajaale Ee (Berbera Corridor)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo Masuul ka socday ...
somlndkinka3

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland

Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad ...
kulanmdax17

Daawo: Qudbadii uu Madaxweyne Musue Biixi ka jeediyey dhagaxdhigii wadada isku xidhaysa Berbera iyo Wajaale

  
m cagjar1

Daawo: Qudbadii uu Madaxweynaha maamulka Somalida Itoobiya – Mustafe Cagjar ka jeediyey dhagaxdhigada wadada Berbera iyo Wajaale

 
Wasiirka Warfaafinta

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay dab ka kacay qayb ka mid ah raadyow Hargeysa

   
hctv

Daawo: Cabashadii cagajulaynta iyo garaacida ee mudooyinkan danbe lagaga cabanayey ciidanka booliska oo si kulul ay uga dhiidhiyeen shaqaalaha Horn Cable TV oo boolisku sabab la,aan ay weriyayaal hablo iyo inamba iskugu jira suuqa ugu dhex garaaceen

 
Ciidamada-Booliska-310x174

Daawo: Shir Jaraid oo ciidanka Boolisku ku qabtay Hargeysa kana hadlay nabadgelayada wadooyinka siiba basaska ardayda ka soo qaada iskuulada ka dib markii shalay shil bas uu ku dhintay arday yar oo 14 jir ahi.

   
hassan1

Daawo: Quruxda Garoonkii Kubada Cagta ee Magalada Berbera ee Rooga Cagaaran la dhigay oo la dhamaystiray

Maamulka Dhigida Roogga dooga ah ayaa waxa gacanta ku hayey oo dhamaystiray Khabiirka xaga kubada cagta iyo garoonada casiraga ah Xasan ...
kulmiyebrom2

Daawo: Gudoomiyahii hore ee golaha dhexe ee xisbiga Jamac shabeel iyo xubno kale oo maanta cod gacan taaga ah golaha dhexe ku ansaxiyey in xisbiga laga saaray ayaa ku tilmaamay sharcidaro

 

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...