Wednesday, November 20th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2019

abaaro1

Xukuumada Somaliland oo biloowday gurmad biyo dhaamis ah ee gobolada bariga abaarahu saameeyeen

Goobtii ay ka anbabaxayeen booyadaha biyahu waxa saxaafada kula hadlay madaxweyne kuxigeenka. wasiirka biyaha. wasiirka diinta  iyo awqaafta. maareyaha ka hortaga aafooyinka iyo keydka raashinka

More From March 2019

lion-cubs-cuddling-640x360

Wasaarada deegaanka iyo duurjoogta Somaliland oo soo bandhigtay laba libaax oo yaryar oo si kootarabaana dalka lagu soo geliyey loogana dhoofinayey

breaking NNews

Madaxweyne Muuse Biixi oo xilalkii ka qaaday Wasiiradii Warfaafinta. Gaashaandhiga. Wasiir kugeenkii Warfaafinta. Agaasimayaashii Ciyaaraha. Gaashaandhiga iyo Xidhiidhka Golayaasha. waxaanu magacaabay Wasiiro iyo Agaasimsyaal cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ...
geeljire1

Daawo Siyaasi Cabdilahi Geeljire oo falanqeeyay qudbad sanadeedkii Madaxweynaha iyo guud ahaan waxqabadka Madaxweyne Muuse

New News

Daawo Sheekh lagu magacaabo Cabdiraxman Dheere oo qudbadii Jimcaha si kulul uga hadlay Gudida Xaquuqal iinsanka iyo cadaalada guud ahaan iyo Xisbiyada Mucaaradka ah

Ho news22

Waxa caawa 12ka Habeenimo mudo xileedkooguu dhamaanayaa dhamaan golayaasha deeganka ee Somaliland

Dhamaan golayaasha deeganka dalka oo dhan ayaa aad looga daayrinayey mudadii ay fadhiyeen dhinaca waxqabadka iyo musuqmaasaqa marka laga reebo maayerka ...
Football

Barnaamijka Socdaalka Somaliland Ee Waftigi Xidhiidhka Kubada Cagta Conifa ee u diyaargarowga maritigelinta ciyaaraha dalalka aan aduunka la aqoonsan

solteco

Daawo: Dad badan oo danyarta magaalada Hargeysa ka mida oo mudaharaad ay kaga soo hor jeedaan Maayer Solteco la hortegay Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada hortooda

 
boobe1

Daawo: Siyaasi Boobe Yusuf Ducaale oo si faahfaahsan uga hadlay wadahadlada Somaliland iyo Somaliya

 
News

Daawo: Xukuumada Somaliland oo ka jawaabta Hadal ka soo yeedhay Farmaaje ee ku saabsanaa wadahadala la filayo inay Labad Dal ee Somaliland iyo Somaliya yeeshaan

 

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...