Saturday, November 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2019

More From March 2019

Hortyaal TV oo warbixin ka diyaariyey Garoonka Diyaaradaha Hargeysa oo Isticmaalkiisu hoos u dhacay ka dib markii dadkii xamar u safarayey lagu xidhay inaanay baasaaboor la,aan ugu dhoofi karin Muqdisho

 

Daawo: Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Wadani oo markii u horeysay ku kulmay magaalda Hargeysa wixii doorashada ka danbeeyay

labada xisbiba waxay sheegeen inuu kulan wanaagsan ahaa siina  socondoonaan wada hadaladu.  wixii qodoba ka soo baxana ay saxaafada la wadaagidoonaaan

Daawo: Xukuumada oo gaadhsiisay xoolo nool dadkii ku caydhoobay duufaankii sanadkii hore ka dhacay gobolada Awdal iyo Salal

Maanta waxay gaadhsiiyeen 900   oo neef tuulooyinka ceelbaxay, habaas iyo cabdiqaadir oo ka tirsan degma boon ee gobolka salal

Daawo: Gudoomiyaha Gudida Dooroshooyinka oo ka jawaabay Hadal ka soo yeedhay Ururka SONSAF oo soo jeediyey inay iscasilaan gudidu

 

Daawo: Wasiirada ka soo jeeda gobolada Bariga oo kulan albaabadu u xidhanyahiin la yeeshay masuuliyiinta golaha wakiilada iyo golaha guurtida ee ka soo jeeda iyaguna bariga Somaliland

Kulankan ayaa soo baxay iyadoo dhowaan uu ay hantidhawrku u gudbiyeen xeer ilaalinta wasiirka gaashandhiga iyo wasiirka warfaafinta.   Wasiirka gashaandhiga ...

Daawo: Sedexda Xisbi oo kulan ka yeeshay dibu dhaca ku yimid doorashadii dhacilahayd dabayaqada sanadkan oo natiijo la,aan ku soodhamaaday

Xisbiga Kulmiye iyo xukukumada waxa uga qaybgalayl Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin, Gudoomiye ku xigeenka Labaad Axmed ...

Hanti Dhawrka Guud oo saaka ku waabariistey Waraasada Hawlaha Guud

Waxa si kediso ah saaka baadhitaan ay hanti dhawrka guud uga bilaabeen wasaarada hawlaha guud.   Wasaaradana ayaa manta guud ahaanba ...

Daawo Dooda ka dhalatay Qudbadii Shalay ee Madaxeynaha oo ay soo shaacbaxday in laba qodob oo dastuuriya ay jebiyeen baarlamanka Somaliland

1.Qodobka Koobaad ee sida cad loo jebiyey waa iyadoo golahii guurtid loogu yeedhay Aqalka Sare oo aan melena kaga jirin dastuurka ...

Wax kaqabasho la,aanta sicir bararkii oo weji kale yeeshay ilaa hadana cid ka hadashayna jirin iyo dhibaatada soo wajahday dadka danyarta ah

Xukuumada Somaliland ayaa sanadkii hore soo saartay amar ah in lacagta wixii boqol doolar ka yar lagu iibsan karo oo keliya ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News