Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2019

geeljire1

Daawo: Siyaasi Cabdilahi Geeljire oo ka hadlay heshiiska labada xisbi ee UCID iyo Kulmiye kala saxeexdeen waxaanu ku tilmaamay wax bulshada kala fogeynaya

Cabdilaahi GeelJire ayaa ku eedeeyay madaxweyne Muuse inuu isagu masuul ka yahay muranka xisbiyada u dhexeeya.

More From April 2019

wadani

Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxman Cirro ayaa lagu sheegay in xisbigu diyaar u yahay in doorashadu dhacdo xiligii loogu talogalay

Cabdiraxman Cirro ayaa sheegay inay diyaar u yahiin in doorasho qabsoonto waa hadii la bedelayo gudida dooroshooyinka ee hada, sidoo kalana ...
20161215636173618882357986lacagta-Somalilnad-shilings-300x199

Daawo: Shaqalaha dhismayaasha oo ka cabanaya sixir bararka meceeshada ka dib sarifka dollarka oo hoos u dhacay, laakin ganacsatadu weli wax ku iibinayso heerkii hore ee uu dollarku sanad ka hor marayey

 
cawaale

Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee xilka laga qaaday oo xilkii wareejiyey waraysina kaga hadlay xil kaqaadistiisa

boolis

Gudoomiyaha Xaquuqal Insaanka Somaliland oo soo jeediyey in booliska la siiyo tababar sida shacbiga loola dhaqmo marka la qabanayo iyo saxaafada oo uu soo jeediyey in iyagana tababaro loo furo si ay u dhamaato xurfugta u dhaxaysa labada dhinac

Saxaafada ayaa had iyo jeer ka cabata in boolisku uu sii libanlaabo hadimada iyo dhabaatada uu kula kaco saxaafada, iyadoo ayunu ...
Komishinka-Doorashada-SL

Xisbiyada Kulmiye iyo UCID oo kulan albaabadu u xidhanyahiin maanta la qaatay gudida Dooroshooyinka Qaranka

Labada Xisbi ayaa gudida dooroshooyinka u gudbiyey heshiiskii ay shalay labada xisbi kala saxeexdeen si doorashadu mudadii loo cayimay ee 13ka ...
ciro

Daawo Gudoomiyaha Xisibiga Wadani – Cabdiraxman Cirro oo dalka ku soo laabtay kana hadlay Heshiiskii ay kala saxeexdeen xisbiyada Kulmiye iyo UCID

 
wadani

Daawo Xisbiga Wadani oo dadaafeeyay heshiiska xisbiyada Kulmiye iyo UCID ku gaadheen in doorashadu xiligeedii dhacdo

 
hot

Daawo: Xisbiyada Kulmiye iyo UCID oo Heeshiis ka gaadhay inay doorashadu dhacdo December iyagoo qodobana halkaas ku kala saxeexday ka dib markii xisbiga Wadani isagu ka baxay wadahaladaldii sedexda Xisbi

 
wadani

Masuuliyiin ka tirsanaa golaha dhexe ee xisbiga Wadan oo ku dhawaaqay maanta inay iska casileen xisbigaaasi

 

« Back    More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...