Wednesday, November 25th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

July 2019

Daawo Gudoomiyaha Shaqo Qaran oo faahfaahin ka bixiyey baan abuurna ku sheegay wararkii sheegayey in la musuqmaasaqay Imitixaankii Shaqo qaran ee shaqo abuurka

Agaasimaha Shaqo qaran ayaa xaqiijiyey in si rasmiya mashruuca shaqo qaran laga saaray gebi ahaanba afartii arday ee eedeynta saxaafada ka soo jeediyey.

More From July 2019

Xisbiga UCID ayaa walaac ka muujiyey Xadhiga lagula kaco dadka Rayigooda Cabira

 

Gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta oo ka hadlay xadhiga 4 weriye oo ka tirsan Eryal TV oo ciidanka boolisku xabsiga u taxaabay

Waxa maalmahan isa soo taraya xadhiga, cajo julgleeynta iyo cabudhinta saxaafada

Daawo Xildhibaan Rayte oo sheegay in saami qaybsiga kuraasta baalamanku ay caqabad ku noqon karto qabsoomida dooroshooyinka

 

Gudoomiye kuxigeenka Golaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay tabashada Gobolka Awdal ee Kuraasta Baarlamanka

 

Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo booqday magaalada burco ayaaa hadlay biriijka Labaad ee Burco oo gebi ahaanba Xidhmay

Wasiir Cabdilahi Abokor ayaa sheegay in madaxweynahu saxeexay dibu dhiska biriijka burco oo maalmaha soo socda dib loo bilaabidono

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Qorshaha Shanta Sanno ee Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku ...

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa masuuliyiin kala duwan xilalkii lagaga qaaday halka masuuliyiin cusubna lagu magacaabay

WAREEGTO MADAXWEYNE 29/07/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-351/072019, uu Xilka qaadis iyo ...

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey 19 Maxbuus oo mudo ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa iyagoo hore laga soo wareejiyey dalka Seycheles oo ay ugu xidhaayeen falal Budhcad Badeednimo ah.

  Wareegto Madaxweyne: 29/07/2019 Cafis Maxaabiis Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse biixi Cabdi Waxa Uu Wareegto Madaxweyne Oo Summaddeedu Tahay /JSL/XM/WM/222-350/072019 ,Uu Cafis U ...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Sarkaal iyo ciidan boolis oo lagu diley degmada Ceel Afweyn

Madaxweynahu wuxuu sheegay inaan loo dulqaadandoonin in ciidanka ujeedo la,aan loo laayo

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News