Saturday, December 7th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2019

faysal2

More From August 2019

boolis

Meherad cuntada laga cuno oo ku taal Bruco ayuu ciidanka boolisku xoog ku galay iyadoo shaqalahii jidh dil loo geystay oo xabsiga loo taxaabay

Mulkiilaha merheradan Warsan oo arinkan ka hadlaysa ayaa sheegtay inaanay ilaa hada garanaynin sababta boolisku u soo weeraray ee shaqalahiina loo ...
faysal2

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qabsoomida shirkoogii golaha dhexe.

Gudoomiyaha waxa kale oo uu ka hadlay hadalkii taliyaha ciidanka, isagoo sheegayna in madaxweynahu raali gelin ka bixiyo, hadii uu ka ...
shabeel

Gudoomiyahii hore ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac shabeel – Madaxweyne Muuse ka yeelimayno inuu burburiyo tacabkii madaxweynayaashii ka horeeyay

 
nnnnnews

Gudoomiyaha Madabacada Qaranka oo soo bandhigay waxqabadkii madabacada qaranka

UCID1

Daawo: Kalfadhigii golaha Dhexe ee Xisbiga UCID oo maanta lagu soo gebogebeeyay magaalada Burco

   
UCID1

Xoghayaha arimaha dhalinyarada ee Xisbiga UCID oo la kulantay dhalinyarada magaalada Burco

 
New News

Hogaanka dhaqanka qaar ka mida ee beelaha Somailland ayaa sheegay inay ka hortegayaan wax kaste oo nabdgelayda Somaliland khatar gelinaya. Sidoo kale waxay xukuumada u soo jeediyeen inay dhegaysato inay ilaaliyaan wada jirka umada lana tashato dadkeeda

 
Maxkamaddasare

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qaranka oo dil toogasho ah ku xunkuntay askari si badheedh ah u diley nin shacbiya

 
UCID1

Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID oo maanta Burco ka furmay

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...