Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2019

Guribarwaaqo-310x206

More From September 2019

New News

Wasiirkii hore ee boosaha iyo isgaadhsiinta ee xukuumadii Siilaanyo oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha hayada barakacayaasha Somaliland oo la xidhiidhay saami qaybsiga gobolka awdal ka cabanayaan

saleebaan

Kalfadhigii Golaha Guurtida oo maanta furmay iyo Gudoomiye Saleebaan oo halkaas ka jeediyey qudbad kooban oo uu kaga hadlayo xaalada guud ee dalka

Wuxuu ka hadlay xaalada Ceel Afweyne,  iyo Sanaag Bari oo uu sheegay in Puntland lagaga soo duuley.
musebixiburc5

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic Kala Duwan Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Magaalada Burco

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla ...
71066805_2384257978354708_2442528578177335296_o

  Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay xaflada Dufcaddii 9-aad ee Ka Qalin-jebisa Jaamacadda Burco

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu fooladeeyey 242 Arday oo ka qalin-jebisay ...
70149950_2382154695231703_162565164988628992_o

Madaxweynaha Somaliland Oo Mashaariic Cusub Oo Gudaha Berbera Laga Hirgeliyey Kormeeray, Qaar Kalena Dhagax-dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo laga wado gudaha dekedda weyn ee magaalada Berbera, ...
70391426_2378475398932966_974761953316569088_o

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka qaybgalay xafladii qalinjebint Jaamacada Timacade ee magaalada Gebiley

 
nura abe

UK: Somali Mum’s legal action over autistic son’s Bristol college place

BBC.co.uk:  The mother of a severely autistic man is taking legal action after a BBC film showing him learning to shop ...
nnnnnews

Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo odoy dhaqameedyada oo qaylo dhaan balaadhan u direy Xukuumada Somaliland

 
Museborama9

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Qalinjebinta Dufcaddii 18-aad ee Ka Baxda Jaamacadda Cammuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda ...

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...