Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

September 2019

More From September 2019

Gudida Qanadaraaska Qaranka oo shaacisay shirkada ku guulaysatay qalab loo soo iibinayo mashuurca wadada Ceerigaabo

 

Shaqaale la sheegay in shaqadii laga eryay dhismaha dekeda cusub ee Berbera ka dib markii cabashooyin u gudbiyeen Madaxweyne Muuse Biixi

 

Daawo: Madaxweynahii Hore ee Daahir Rayaale Kaahin oo aad uga hadlay colaada ka taagan deegaanka Ceel Afweyne

Waxa kale oo uu fariin u diray bulshada gobolka Awdal oo u tilmaamay inay nabada dalka ilaaliyaan,  waxaanu yidhi idinkaa jaamacad ...

Wasaarada Maaliyada oo bilowday olole balaadhan oo cashuurta beriga ay ku ururinayaan, sida macaashamacaasha, wada marida, cashuurta guryo iyo baabuur kala iibsiga

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Awdal Oo ka hadlay Xildhibaano kuxidhan Boorama

   

Wasiirka Waxbarashada oo golaha guurtida la kulmay oo ka hadlay waxyaabahii ay ka wadahadleen oo ay ka midyahiin cabashooyin ay iskuulada gaarka loo leeyahay ka gudbiyeen in wasaaradu ka joojisay schoolarships ka wasaaradu dibada ka hesho oo lagu koobay kuwa wasaaradu maamusho

Wasiirka oo u jawaabaya hadalo ka soo yeedhay boqor buur madoow baa yidhi, xaguu horta wax barashada uu ka soo galay, ...

Dawladda Kenya ayaa toddobaadkii hore waxay magaalada Hargeysa u soo dirtay wefti Kenyan ah oo diblomaasiyiin ah.

  (Geeska)-Ma jiro wax war ah oo ay Kenya iyo Somaliland ka soo saareen weftigan, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa ...

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in sheekha u ololeeya fikirka midnimo somaaliyeed ee Sheekh Maxaned Idiris aanay ka joojin kulanka muxaadarooyinka ee ay ka joojiyey wax uu ugu yeedhay Tababar oo lacag lagu geleyo

Waraysi lalayeeashay Gudoomiye kixigeenka 1aad ee xisbiga UCID ayuu kaga hadlay arimaha nabadgelyada ee gobolka Awdal

Gudoomiye kuxigeenka ayaa cadeeyay inay jirto jabhad ka dhisan deegaanka Dilla ee gobolka awdal. waxaanu sheegay im jabhadii weberna dib u ...

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News