Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2019

More From November 2019

Xukuumada Somaliland oo siweyn u soo dhoweysay mudo kordhinta loo sameeyay golayaasha qaranka

Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed,  oo saxaafada la hadlaya, ayaa ka xukuuumadiisa ka difaacay eedeemo uga yimid  gudoomiyaha iyo hogaamiyaha xisbiga ...

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo laga waraystay mudo kordhinta loo sameyay, waxaanu yidhi waxaan shacbiga weydiisanaynaa inay noogu soo duceeyaan xilkaas culus ee nala saaray

Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in mudo kordhinta ay duruufo keeneen. Waxaanu sheegay inanay marnaba u dulqaadanaynin xisbiyada iyo shacbiguba ay ...

Xisbiga Kumiye oo taageeray mudo kordhinta kuna sheegay inay tahay sharci

Labada Xisbi ee mucaaridka ah oo qaadacay mudo kordhinta dheer ee loo sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida

 

Golaha Guurida oo oo Golaha Wakiilada 2 Sano u kordhiyey iyaguna 3 Sano kordhistey

  Waa markii 6aad ee ay mudo kordhin golaha guurtidu u sameeyeen golaha wakiilada oo 15 sano fadhiyey oo ka dhigaysa inay ...

Wasiirka Beeraha Somaliland oo ka warbixiyey Qorshaha uga yaala dhanka Wax soosaarka

 

Tartanka Fardaha oo markii u horeysay lagu qabtay Garoonka Kubada Cagta ee Hargeysa

Waxaana ku tartamaya fardo ka socda 6da gobol ee waaweyn

Dowlada Ingiriiska oo ku baaqay in la sii daayo masuuliyiinta Xisbiga wadani ama maxkamada la horkeeno hadii denbi loo haysto

 

Shirkadda Boodhari Mills oo Bilowday Jarida Qamadiga 90 Beerood oo ay qamadi ka beereen si ay daqiiq uga sameeyaan

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News