Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

February 2020

More From February 2020

Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxman Saylici oo munaasibad ay hadalo ka jeedinayeen isku jawaabay

Tartanka Kubada Cagta ee naaadiyada Magaalada Burco oo TV ga Sahan oo markii u horeysay Somaliland ku soo kordhiyey kamaradaha caawiya garsoorayaasha ee dib loo eego qaladada dhaca ee Loo yaqaan V.A.R

   

Daawo qaabkii uu u dhacay shirkii madaxtooyada lagu qabtay ee heshiiska lagaga gaadhay dooroshooyinka iyo hadaladii halkaasi laga jeediyey

 

Sedexda Xisbi iyo Xukuumada oo Heshiis qabsoomida dooroshooyinka Golayaasha deegaanka iyo Golaha Wakiilada ah ku kala saxeexday Hargeysa

Wasaarada Warfaafinta oo beenisay war been abuur ah oo ay idaacada BBC du maanta baahisay oo ay sheegtay inuu kulan madaxweyne Muuse la yeeshay wefti ka socda beesha caalamka

 

Waraysi Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ku sheegay in furitaanka ururada Siyaasadu ay tahay fursad soo afjaraysa murankii 4ta sano soo taxnaa ee hortaagnaa inay dooroshooyin qabsoomaan

Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxweynahu saxeexay xeerkan isla markaasna la sugayo inuu golaha wakiilada uu u soo gudbiyo si ay uga ...

Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland oo warbixin ka soo saaray weerar ciidanka Puntland ku soo qaadeen bariga sanaag oo khasaare ciidanku halkaas ugu geystay

Wasiirka Hawlaha Guud oo raaligelin ka bixiyey eedii uu shalay ku eedeyay Shirkada Shidaalka ee HASS inay maalgeliso jabhad laga sameeyay degmada Buuhoodle

 

Xisbiga Wadani oo sheegay in wufuud yurub ka socotaa dalka imandoonto si ay u kala dhexgalaan khilaafka u dhexeeya mucaaridka iyo madaxweynaha

 

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News