Tuesday, October 27th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

March 2020

More From March 2020

Wasaarada caafimaadka oo xaqiijisay 2dii kiis ee u horeeyay xanuunka corona virus in laga helay Berbera iyo Burco

Shimbiro Xanuusanaya oo ku soo daadanaya dhulka siibaha goobaha biyaha laga cabo oo gobolka togdheer laga cawday

Gaadiidleyda baabuurta xamuulka qaada oo ka cabanaysa bedelaada liisanka baabuurta

Xukuumada Somaliland oo Joojisay dadka ka imanaya dalalka yurub iyo waqooyiga ameerika

 

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami Nagala ...

Xisbiga UCID oo ka jawaabay eedeyntii xildhibaanku u soo jeediyey Faysal Cali Waraabe inuu ka ololeeyay in xubintoodii uu golahu soo celiyo

Golaha Wakiilada oo cod ku diiday ansaxinta labadii xubnood ee Xisbiyada Mucaaridku u soo magacaabeen gudida dooroshooyinka

Xuldhibaanada ayaa qaarkood ku eedeeyeen in Faysal Cali Waraabe ka ololeeyay in xubintiisa la soo celiyo

Xukuumada Somaliland oo dhowaan ku dhawaaqday in ay xidhay xuduudaheeda oo xadka wajaale ka midyahay iyo amarkaas oo aanay waxba ka fulin

Xisbiga Wadani oo xukuumada ku eedeyay inanay diyaarin goobahii ay hore u sheegeen inay u diyaariyeen in dadka lagu karantiimeeyo

Cali cartan oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi waa qalad in hotels iyo guest houses dowladu ku qasabto in dadka lagu ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News