Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

April 2020

More From April 2020

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo bilaabmay sanadkii 2007.  ...

Xukuumada Somaliland oo qaadka joojisay 25 cisho inta Bisha Ramadan lagu jiro iyadoo la fasaxidooni maalinta ciida ka horeysa

 

Xisbiga Wadani oo xukuumada ugu baaqay in macalimiintii dugsiyada waxbarashada la siiyo mushaharkoodii inta iskuuladu xidhanyahiin

Shirkada DP World oo Somaliland ka caawainaysa qalabka caafimaadka ee la dagaalkan xanuunka Corona Virus

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo ka hadlay xaalada guud ee dalku ku ku suganyahay isagoo aad uga dayriyey

 

Waraysi lala yeeshay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxman Cirro oo ka hadlay colaada ka soo cusboonaatay deeganka Ceelafweyn

Cabdiraxman Cirro ayaa xukuumada ugu baaqay inay awood ciidan ku kala dhexgasho oo aan loo baahnayn inay inay dirto baaq nabadeed.

Qiimaha basaska Hargeysa lagu raaco oo kacay ka dib xanuunka karona oo lagu soo rogay inay qaadi karaan 15 qof oo keliya si loo ilaasho ksla fogaanshaha dadka

Daawo Waraysi lalayeeshay Boqor Buurmadow oo sheegay inaanu isagu aasaasin jabhad falaago ah oo reerkiisu samaystay

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News