Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

May 2020

New News

More From May 2020

The three-dimensional word "news"

Somaliland oo hay.ada caafimaadka aduunka ka gudoontey miishinka lagu baadho xanuunka corona virus ka

unnamed-4

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo ugu baaqay madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia inay dib u bilaabaan wadahadalada mudada dheer hakadka ku jira

 
coronavirus_1_0

Warbixin: Corona Virus-COVID19 – Global Daily Update 27/05/2020. Stay Home & Save Lives.

UK: Dhimashada maanta waa 412. Shalayn 134. Daraadna 121. Tirada guud ee dhimashada waa 37,460. Tirada guud ee xanuunka laga helay ...
New News

Dadka Xanuunka Corona laga helayo oo kor u sii kacaya somaliland waa 217 qof, waxana ilaa hada u dhintay 17 qof

wadani

Xisbiga Wadani oo baaqay in dib loo eego gudida ka hortaga cudurka corona virus

tacsi2

Taliye kuxigeenkii ciidanka Asluubta Alle ha u naxariistee Janaral Cabdirxman Fooxle oo aas qaran loogu sameeyay Hargeysa iyo Madaxweynaha oo tacsi u direy

News

Tobanaan kun oo ah Shacabka Hargeysa oo shalay ciidii u dalxiistey goobta dalxiiska ee Isha Gobka oo ku taala koonfurta duleedka Hargeysa

IMG-20200523-WA0086

Sadaqooyinkii soo gaadhay mashruucii ciidsiinta caruurta Agoomaha Xaafada Daami ee SDWO Relief Project oo lagu ciidsiiyey 40 caruur ah.

Baaqii SDWO Relief ee ciidsii agoonta waxa na soo gaadhay $1500  oo noo suurtogelisay 40 caruur ah inaa ku ciidsiino oo ...
New News

Somaliland oo sheegtay in 37 qof oo cusub laga helay xanuunka isla markaasna 3 qof oo kale u dhinteen oo tirada dhimashada ka dhigaysa 11 qof.

 More »

Wararkii Hore – Archives

Wararkii todobaadyadii Hore

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

cabdilaahi-askar1

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
18 May49

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
binladen

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Flag_of_Israel

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Siyadhsalaasa

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
qaddafi

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...