Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

August 2020

More From August 2020

Qaar ka mid ah tababarada kooxaha kubada cagta ee gobolka magaalada Burco oo xabisiga loo taxaabay ka dib khilaaf dhexmaray

 

Xisbiga Kulmiye oo Iclaamiyey shuruudaha looga baahanayahay qofka u tartaramaya gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenada

Qodobadaan ayaan u suurtogelindoonin inay ka qaybqaataan tartanka sida Jamal Cali Xuseen, Prof. Axmed Ismacil Samatar iyo Prof. Galaydh.

Xukuumada China oo muujisay diidmada ay ku diidantahay xafiiska ay Xukumada Taiwan ka furatay Hargeysa iyadoo sheegtay inaanay sinaba u ogolaanaynin inay xidhiidh toosa wada yeeshaan Taiwan iyo Somaliland

   

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo hortegay gudida dhaqaalahe ee Golaha Wakiilada

 

Khamri lagu qabtay gaadiidka dhuxusha keena oo lagu soo dhexqariyey

 

Odayaal dhaqmeed ka soo jeeda beelahii dhowaan iskudilay gobolka Saaxil ayaa sheegay inay iyagu gartii qaateen laakiin reerkii kale ee ay ishayeen ka kaceen kulankii garta, iyagoo madaxweynaha iyo xukumadana u soo jeediyey inay talaabo ka qaado oo ay soo farogeliso.

Waxay ku eedeyeen wasiirka arimaha gudahu inuu wax ka qaban waayey jilibkiisa oo ka kacay shirkii isla markaasna ay madaxweynaha ka ...

Xalflad balaadhan oo maanta wadanka Taiwan uu xafiis kaga furtay Hargeysa, iyadoo khadka Fiidyoowga ay kaga soo qaybgaleen madaxweynaha iyo Wasiirka arimaha dibada ee Taiwan

Dowlada somaliland oo ku biirtay dalalka taageeray Heeshka ay kala saxeexdeen dalalka isutaga imaaraadka Carabta iyo Israaiil

Golaha wakiilada oo ansaxiyey xeerka maandooriyaha, iyadoo lagu xukumidoono 3 sano iyo 40 jeedal

« Back    More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News