Monday, November 30th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

November 2020

More From November 2020

Xisbiga Wadani oo madaxweynaha ugu baaqay in sharciga la hor keeno Xildhibaanka qirtay musaqmaasa uu sameeyay

https://www.youtube.com/embed/jyHlLEh1iII

Gudoomiyaha dooroshooyinka oo ka warbixiyey diiwaangelinta codbixitaasha oo Gobolada qaarkood ka bilaabantay saaka

https://youtu.be/Nk7FWy24LEE

Degmada salaxlay oo si rasmiya diiwaangelinta codbixiyaashu uga bilaabantay

https://youtu.be/LQfWs-iDsm4

Xidhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka tirsan baarlamanka Somaliya, horena u soo maray wasiirka warfaafinta imikana ah musharax madaxweyne oo Hargeysa lagu xidhay

https://youtu.be/EYxfDamBGIw Waxa laga qabtay saaka madaarka Hargeysa isagoo u yimid inuu kaga qaybgalo shir ka dhacayey hotel ka ambassador. Bil hor markuu musharaxnimadiisa ...

Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey furitaanka isdiiwaangelint codbixiyaasha ee gobolka Awdal ayaa shacabka u sheegay inay cod ku bedelaan xildhibaanada dhulkii danta guud shaqsiyaad u habaynaya

https://youtu.be/kAF3KiPjeQs

Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman ciro oo ka hadlay bilowga diiwaangelinta codbixiyaasha iyo muranka saxaafada madaxa banaan iyo wasaarada warfaafinta

https://youtu.be/1DaOMtOKtDE

Xukumada Somaliland oo ka hadashay arday weli ku xaniban dagaalda gobolka Tigreeyga ee dagaaladu ka socdaan

https://www.youtube.com/embed/vI_I__kCfRI

Wasiirka arimaha bulshada oo degmada Lughaya xafiis cusub ku daahfurtey

https://www.youtube.com/embed/5FjiQJIY7TI

Xisbiga Wadani oo xafladii ugu balaadhnayd ee musharax lagu soo bandhigo u qabtay wakiil ku xigeenkii hore ee safaarada Somaliland ee Itoobya Maxamed Maarshaal

https://www.youtube.com/embed/T4zvn4Q2lyE

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...

Old News