Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Labada xisbi mucaarid ee UCID iyo Wadani oo si wada jir ah warqad cabasho ah ugu qoray maxkamada sare

Published on July 22, 2015 by   ·   No Comments

Xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo Wadani ayaa manta si wadajir ah warqad uGu qoray maxkamada sare ee dalka, ka dib markii ay xukuumadu shalay ku dhawaaqday inaan shir qaran dalka ka qaban Karin xisbiyada mucaaridka ahi. isla markaasna laga mabnuucay in hotel lada laga kireeyo  oo aan la ogoleyn in ay shir ku qabtaan.  Hadaba warqadanay ku socodsiiyeen  maxkamada sare ayaan rajo sidaas u badan laga filaynin oo uu mucaaridku ku qanco.

warqad1

 
,, ,,,.