Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Sawiro: Go,aankii Maxkamada Sare, Banaanbaxii Socdka mucaaridka iyo Awood muujintii Xukuumada

Published on July 23, 2015 by   ·   No Comments

Waxa la iskugu tegay saaka hall ka maxakmaada sare oo laga sugayey natiijadii dacawadii ay shalay labada xisbi qaran sida wadajirka ah ay uGu qorteen cabashadooda.   Waxaanay maxkamadu soos aartay go,aan anay marnaba filaybnin mucaaridku ka dib markii ay maxkamadu cadaysay inaan la cabudhin Karin xisbiyada isla markaasna aan laga hor istaagi Karin inay shirar qabsadaan.  Dhinaca kale waxay xaaraantimaysay in la qaban karo wax loogu yeedhay shir qaran oo beelo la isku soo ururiyo maadama habkii beelaha lagaga gudbey dastuurkii dadku u codeeyeen sanadkii 2001dii.      Xisbiyada mucaaridka oo madaxtoodu hogaaminayso ayaa banaanbaxo nabadgelo ah ku soo maray shaarciyada Hargeysa iyagoo ciidanka booliskuna heegan culus ku jiray, inkastoon la sheegin isku wax isku dhaca, hadana waxa wararku sheegayaan in boolisku xidhxidhay weriyayaal uu ka mid yahay weriyaha Star TV Xamse Cali Bulbul.

 

warqd1 warqad2 mudhr6 mudhr7 mudhr9 mudhr10 mudhr1 mudhr12 mudhr15 mudhr2 mudhr14 mudhr13 mudhr18 mudhr17 mudhr16 mudhr4 mudhr3 mudhr5

 
,, ,,,.