Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

UK: Daawo Channel 4 News – Migrating for a better life – from the UK back to Somaliland

Published on July 28, 2015 by   ·   No Comments

Tv ga caanka ah ee Channel 4 ayaa xalay warkiisii xiliga aadka loo daawado ee 7dii fiidnimo ku soo qaatay Warbixin ku saabsan Somaliland.  Weriyaha ruug cadaaga ah John Snow oo dagaalkii 77kiina Xuduuda Somalia iyo Itoobiya ka soo  warami jiray ayaa ku bilaabay warka  Somaliland oo ka goday Somalia hase yeeshee aan la aqoonsan ayaa waxa soo jiidatay Dalxiisayaal,  Qaxooti shaqodoon ah. iyo inay dib uGu laabtaan dadkii Somaliland ee UK oo ay nolol fiican xagaas ka raadsadaan.  Daawo warbixintaas oo dhamays tiran.

JonSnow460

 
,, ,,,.