Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

UK: Gabar 21 Jir Somaliyad ah oo ninkeedii ku dilay magaalada Bristol

Published on July 29, 2015 by   ·   No Comments

Alla ha u naxariistee Amal  Abdi waxay ahayd 21 jir leh uur 4 bilood ah, waxaana mindi ku dilay ninkeeda oo isaguna  ahaa 21 jir inkastoon isaga weli magaciisa la sheegin, Boolisku waxay sheegeen inay gacanta ku hayaan ninka dilka geystay.   Wararka qaar ayaa sheegaya in Amal ninkan dalkii looga soo guuriyey isla markaasna ay iyadu dalka keentay.

Waxaan ilaa hada la kala ogeyn sababta uu u dilay, inuu yahay nin xanuusanaya oo maskaxda wax ka qabay iyo inuu u dilay si badheedh ah ka dib markii uu muran dhex maray.

 

amal

 
,, ,,,.