Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Berbera: Foodhidii iyo Buuqii lagaga hortegay Masuuliyiintii xukuumada ee dadkii salaada ciida tukanayey rabay inay u qudbadeeyaan

Published on September 25, 2015 by   ·   No Comments

Wasiir ku xigeenada wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo  wershadaha Cali gadhdheere iyo Cali dhegoole ayaa isku deyey intii aan salaada ciida la tukanka hor inay dadka qudbad u jeediyeen, hase yeeshee waxa diiday inay ka dhegaystaan dadkii salaada rabay inay ku tukadaan ay foodhi iyo sawaxan mar qudha  la kaceeen, diidayna inay dhegaystaan qudabadahooga.     Labadan wasiir oo ka soo jeeda gobollka saaxil ayaa si weyn u taageersan in la wareejiyo haamaha shidaalka iyagoo maalmahanba shirar doceedyo taageeroo raadin ah la leeylanayey odayaasha gobolka saaxil.  Sawaxanka shalay ka dhacay salaadii ciida ayaa ah fariin toos ah oo loo dirayo xukuumada inaan shacbiga beriberi golaandoonin in hantidii qaranka shaqsiyaad lagu wareejiyo.

 
,, ,,,.