Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Odayaal uu soo abaabulay wasiirka arimaha dibada oo kulan jujuub ah la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo

Published on September 27, 2015 by   ·   No Comments

Odayaal ka soo jeeda Beesha Nuux Ismaaciil ee sacad muuse ee uu ka soo jeedo Wasiirka arimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis oo uu horkacayey Sheekh Adan Siiro ayaa kulan jujuub ah xalay madaxweynaha kula yeeshay qasirga madaxtooyada.

Odayaashan oo uu soo abaabulay wasiirka arimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis ayaa yimid ka dib markii la sheegay in madaxweyne siilaanyo uu go,aamiyey in musharax rasmiga ah ee xisbiga kulmiye noqondoono Mujaahid Muuse Biixe ka dib markuu ku dhawaqo madaxweynahu inaan doorashada danbe sharaxnayn.

Odayaashan oo aad u abaabulnaa doonayeyna inay ku hadlaan sheegtaana inay ka socda guud ahaan beesha sacad muuse ayaa ku guuldaraystay inay sacad muuse ahaan ula kulmaan Siilaanyo ka dib markii ay goobta soo gaadheen odayaal kale oo badan oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee Sacad Muuse isla markaasna u xaqiijiyey Madaxweyne Siilaanyo inaanay 4taas oday ku hadli Karin afka sacad muuse.  Sidaas darteedna uu madaxweyn siilaanyo ka aqbalay inuu ula kulmo oo keliya Nuux Ismaaciil ahaan.

 
,, ,,,.