Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Press Release – Wasaarada Arimaha Dibada oo beenisay nin sheegtay inuu ahaa Denjiraha Somaliland ee Sucuudiga

Published on October 29, 2015 by   ·   No Comments

Ninkan lagu magacaabo Axmed Aden Dagaal ayaa sheegtay isagoo ah danjirahii Somaliland u joogay sucuudiga inuu xilkii iska casiley oo uu raacay wasiiradii is casiley, hase yeeshee xukuumada ayaa beenisay inuu ninkaasi wax xil ah aanu ka haynin wasaarada arimaha dibada.  halkan hoose ka akhri warsaxaafadeed arinkaas ku saabsan oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Somaliland.

Press Release

 
,, ,,,.