Friday, November 15th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Muj Muuse Biixi – Gudoomiyaha Xisibiga Kulmiye oo iclaamiyey in shirka u diyaar garowgiisii soo dhamaaday oo uu xiligiisii qabsoomidoono

Published on October 29, 2015 by   ·   No Comments

Waxa uu gudoomiyahu sheegay in kaadhadhkii aqoonsiga xubnaha intooda badani qaadatay oo ah in ka badan 327 xubnood waxa qudha oo dhiman inay qaataan ilaa 30 xubnood oo kale,  waxa kale oo gudoomiyahu sheegay inaanay ilaa hada jirin wax cabasho rasmi ah oo ka soo gaadhay cidna, sidaas darteedna waxa saxaafada laga sheegayo waxana u arkaa uun golaaftan siyaasadeed.  Halkan hoose ka daawo hadaladii gudoomiyaha

 

 
,, ,,,.