Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Gudoomiyaha Xisibiga UCID oo sheegay in lagu tartamidoono jagooyinka musharaxiinta xisbiga

Published on November 25, 2015 by   ·   No Comments

Faysal Cali Waraabe isagoo ka jawaabaya su,aalo la weeydiiyey wuxuu sheegay inuu isaga faysal ahaan xeer ka hor istaagayaa ama ka mabnuucaya inuu tartamo aanu jirin ama ayaada ku soo degtay.   Waxa kale oo uu sheegay in musharaxii madaxweyne ku xigeenka ee ka baxay xisbiga Cabdirashiid Xasan Mataan,  wuxuuna yidhi wuxuu ahaa nin noo martiya si hawlyarbuu nooga tegay, oo salaad shugri baanu tukanay, muxuu markii horeba nagu tarayey.

 
,, ,,,.