Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xafiiska Turkigu ku leeyahay Hargeysa oo ay cadaadatay inuu olole siyaasadeed ka dhexwado Somaliland isagoo adeegsanaya Madaxdhaqmeedka iyo xukuumada oo dhegaha ka furaysatay

Published on November 26, 2015 by   ·   No Comments

Sirtan culus ayaa waxa kashifay ka dib markii warqadi ay ka soo baxday xafiiska uu turkigu ku leeyahay Hargeysa oo loo kala diray Madaxdhaqmeedka iyo Ururada Bulshada oo lagula socodsiinayo inuu baaqday kulankii uu xafiifkani u qabanlahaa maalinta jimacha ee 27ka bishan November.    Waxaana warqadaas lagu sheegay in kulankii la ka hakiyey ka dib shaki ka dashay kulanadii hore ee ay saxaafadu qortay.   Hadaba waxa ilaa hada umadu is weydiinaysa sababta ay xukuumadu u ogolaatay in dalkii uu turkigu kula dhexmaamulo oo uu ka hoos saaro salaadiinta iyo madaxdhaqmeedka.     Halkan hoose ka akhir warqadii turkigu qorey,

turkishleter

 
,, ,,,.