Wednesday, June 3rd, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Madaxweynaha oo Madaxda sare ee wasaarada warfaafinta kulan kula yeeshay qasirga madaxtooyada

Published on December 2, 2015 by   ·   No Comments

Kulankan oo u kaa inuu daba socday warbixintii gudida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiiladu ay ka soo saareen wasaarada oo ay dhaliilo uGu jeediyeen.  ayaa wax uu ahaa mid ay isku difaacayeen oo ay soo badhigeen waxqabadkoodii sanadkan iyo caqabadaha hortaagan iyadoo uu wasiir Cukuse dhamaan sii kaxaystay madaxda kala duwan ee wasaarada oo kala ah,   Wasiir ku xigeenka Shugri, Agaasimaha Maxamed Ilka Case.  Maareeyaha TV ga Cabdi Cali, maareeye ku xigeenka TV ga Qaasim Xasan,  Agaasimaha waxaafada farsamada Axmed Saleebaan,  Afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr  iyo lataliyaha xaga saxaafada ee madaxweynaha, khaddar xasan A. Gaas.

 
,, ,,,.