Saturday, November 28th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Booqasho Indho-indheyn ah oo aan ku tagnay xarunta agoomaha Hargeysa oo duruufo adagi ku gedaamanyahiin

Published on December 16, 2015 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha SDWO Relief Foundation Guled Cabdi Sheekhaash oo ay wehelinayeen Maxamed Cumar Maygaag iyo Xasan Waraabacade ayaa maanta booqasho qaatay dhawr saacadood ku tegay xarunta agoomaha ee magaalada Hargeysa.

agoomaha2

Ugu horeyntiiba waxa warbixin dheer siisay agaasimaha xarunta agoomaha Hargeysa Caasha Maxamud Qaalib oo ka warbixisay heerarkii kala duwanaaa ee ay xaruntu soo martay iyo duurufaha ku gadaamaan ee dhinac walba ka haysta xarunta.

agoomaha1

Xarunta ayaa waxa ku gadaamaan duruufo aad u adag oo dhinac kaste ay baahiyo balaadhani kajiraan, haday noqonlahayd dhinaca qalabayanta goobaha caruurtu seexato, dhinaca shaqaalaha ka hawl gala oo aad u tiro yar marka loo eego caruurta faraha badan ee ku jirta xarunta oo kor u dhaafaysa 400 oo caaruur ah oo dadoodu ay kala duwantahay iyadoo ilamha ugu yari jiro wax ka yar 40 cisho.

agoomaha3

Xarunta ayaanay wax kaalma ah aanay ka geysan labada shirkadood ee ugu weyn dalka ee Telesom iyo Dahabshiil.

Dhinaca kale waxa wax aad loogu farxo ahaa ka dib markii aanu dhex lugeynay qaybaha kala duwan ee xarunta oo aad u balaadhan oo nagu qaatay saacad inaanu dhex socono  ayaa waxanu aragnay qaybo cusub oo lagu kordhiyey xarunta oo ay dhiseen Turkiga, Iceland iyo SOS.  qaybtan oo loogu talogay in lagu xareeyo caruurta aadka u dada yar ayaa si heer sare ah u qalabaysan iyadoo ka kooban 5 dhisme oo mid waliba ka koobanyahay qolal hurdo, suuliyo, kitchen iyo fadhi casri ah oo agabkii oo dhamina hoos yaalo sida sawirada ka muuqata.

20151216_120135

Dhibaatooyinka kale ee ku gadaaman xaruntan isla markaasna aanay xukumadu waxba ka qaban ayaa ah dhalinyarada xaruntan ee jaamacadaha ka soo qalinjebisa oo aan xukuumad iyo shacbiba wax shaqo ah siinin, halkii laga filayey in xukuumadu ay wasaaradaheeda u kala qaybiso oo ay shaqooyin ka siiso, hadii ganacsigii gaarka loo lahaa shaqalaysin waayey.

Muwaadin ka qaybqaado taakulaynta agoomaha adoo nagala soo xidhiidhi kara Samafal@sdwo.com

 agoomaha5 agoomaha6 20151216_113401 20151216_114654 20151216_114838 20151216_115013 20151216_115105 20151216_115131 20151216_115409 20151216_115237 20151216_115415 20151216_115703 20151216_120036 20151216_115721 20151216_115803 20151216_115854 20151216_115831 agoomaha4

Sedexdan dhalinyarada ah ee la Sawiran Maxamed Cumar waxay ku soo koreen oo ay ilaa hada deganyahiin xarutan agoomaha iyagoo dhamaantood ka soo qalinjebiyey jaamacada, hase yeeshee aan ilaa hada cidi shaqalaysinin

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...