Tuesday, June 27th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Video: Xaflad balaadha oo loo sameeyay Xildhibaan Cabdiraxman Cabdilaahi Qaalib oo ku guulaystay doorashooyinkii Golaha Deegana ee Degmada Edmonton ee Magaalada London

Published on July 8, 2014 by   ·   No Comments

London  (SDWO.COM & SomaliandNews.net) Xildhibaan Cabdiraxamaan Cabdilaahi Qaalib ayaa xaflad balaadhan oo soo dhoweyn ah loogu sameeyay waqooyiga magaalada London, guushii balaadhnayd ee uu ka soo hooyey doorashadii golaha deegaanka ee magaalada London oo uu ku guulaystay xaafada Edmonton ee Degmada Enfield.   Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa ka soo baxay xisbiga shaqaalaha ee Labour Party.

 

 
,, ,,,.