Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xafladii Balaadhnayd ee Kulmiye ee Laanta Galbeedka Magalada London

Published on February 28, 2016 by   ·   No Comments

Laanta xisbiga Kulmiye ee Galbeedka London, ayaa qabatay xalayto 27/02/2016 xaflad aad u weyn si hagar la’aana loo abuubulay.

12801520_604710476343992_8651753253291145913_n

 

Waxa kulankaas lagu lagu soo bandhay guddida laanta Guddoomiyana ka tahay Marwo Idil Xudedi iyo dhamaan guddida fulinta ee laanta west London oo amaan aad sareysa mutaystay,Laantani waxay kaga duwantahay laamaha kale saddexda ruux ama qof ee hoggaanka ugu sareeya hayaaba waa haween. Nuxurka xafladani wuxuu salka ku ahyey taageerada xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo murrashaxa madaxweynaha doorashada 2017 ee xisbiga Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa, ahna madaxweyne ku xigeenka hadda Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).

10401420_604715446343495_8901739055286454432_n

Shirkaas oo ka mid ah hawlaha lagu dardar gelinayo Xisbiga Kulmiye ee UK iyo dib isu habayntiisa waxa soo qayb galay la taliyaha madaxweynaha ee xagga dhaqaalaha Mudane Ahmed Hassan Carwo,Guddomiya Kulmiye ee UK Xariir Xirsi, afhayeenka UK ee Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan, Guddida iyo xubno ka socday laamaha xisbiga ee East London, Milton Keynes ,Northampton, Birmingham,Bristol ,Sheffield iyo Cardiff. Waxa kale oo goobjoog ahaa taageerayaal aad u tiro badan hiil iyo hoona la garab taagan xisbil xaakimka Kulmiye kana kala yimi meelo badan oo UK.

Reporter.  Jamac Suguleh

 

12794588_604715346343505_6701549604709861889_n

10314017_604709209677452_7622560522300229206_n 12321655_604710663010640_4964823593562208368_n 12472536_604709459677427_466630731832883808_n 12509218_604710403010666_7216384990730674244_n 12512262_604709226344117_6549343615763987976_n 12512467_604710173010689_5650820076976669831_n 12705511_604709916344048_8307226603467678968_n 12718320_604710439677329_257111400695886597_n 12745461_604710386344001_7598734497659891108_n 12790970_604710233010683_9124014114761809110_n 12791097_604710176344022_3732629012013863375_n 12791103_604710333010673_596594285081018852_n 12794349_604710493010657_7185771054257852168_n 12799083_604715669676806_1629017208798359326_n 12799145_604709369677436_4931864244605694658_n 12799199_604709763010730_7211947551413608206_n 12799327_604710826343957_4909021919736534087_n 12799355_604715336343506_3497230621625955459_n 12800114_604709223010784_8112949467965085891_n 12800223_604709036344136_4966792686825325649_n 12800249_604710636343976_3397759309276441238_n 12800251_604709786344061_8911514356928264420_n 12800320_604715189676854_2068829789761468354_n 12800326_604710033010703_7978657400253127109_n 12801237_604710303010676_3056896530310569784_n 12801528_604709439677429_2680453176929922459_n 12802859_604710069677366_58855193116359334_n 12802981_604710643010642_2832827138883191800_n 12803045_604710059677367_5151722319252542843_n 12803260_604709039677469_1987034996858930780_n 12803261_604715569676816_411799468489858321_n 12804644_604710766343963_5223502637414894219_n 12804742_604715173010189_5776870189577563447_n 12804904_604710313010675_4905456381437874718_n 12805691_604715363010170_1404267014142786259_n 12809522_604710823010624_2709282185640381462_n 12809765_604710153010691_7825826374978011084_n

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...