Sunday, February 17th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

London sawiro. Xalay iyo xafladii balaadhnayd ee jaaliyada UK ugu dabaaldegtay maalinta 18ka May

Published on May 22, 2016 by   ·   No Comments

 

 

Jaaliyada UK oo aan u kala hadhin ayaa habeenkii xalay xaflad aad u heret sareeysay ku xustay sanad guurada 25aad ee ka soo wareegtay gooni isutaaga somaliland.  Xafladan oo iskugu jirtey qudbado iyo heeso madadaala ah waxa jaaliyada kala qaybqaatay wasiirka beeraha. Wasiira tignoolajiya iyo xidhiidhka golayaasha. Wasiir ku xigeenka caafimaadka. Safiirka somaliland uk iyo madaxda xisbiyada mucaaridka ee UK.  Dhanka madadaalada waxa ka mid ahaa Kaltuun bacado. Maxamud Cumar. Yusuf dheere. Amina Afrik. Bada cas. Qays iyo qaarkaleba.

20160522_002149 20160522_000844 20160521_234531 20160521_234119 20160521_233250 20160521_230354 20160521_221729 20160521_221557 20160521_221305 20160521_221213 20160521_221159 20160521_221050 20160521_221039 20160522_012007 20160522_011948 20160522_005222 20160522_002144 20160521_221729 20160521_223549 20160521_223544 20160521_223539 20160521_223535 20160521_223527 20160521_223519 20160521_223352 20160521_221606 20160521_221528 20160521_221821 20160521_221413 20160521_221407 20160521_221334 20160521_221257 20160521_221127 20160521_221121 20160521_221117 20160521_221117 20160521_221100 20160521_221047 20160521_221027

 
,, ,,,.