Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo dalka ku soo laabtay iyo qolka VIP da weyn oo markii u horeysay loo furay

Published on July 21, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 20/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Gudoomiyaha Xisibiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dalka ku soo laabtay ka dib markii uu shir kaga soo qaybgalay  dalka Mexico, ka dibna socdaalo k soo kala bixiyey dalka Maraykana iyo dalal ka tirsan qaarada Yurub.   Gudoomiyaha ayaa loo furay oo lagu soo dhoweeyay qolka weyn ee VIP ga oo aan hore mucaaridka loogu furi jirin, waxaanay dadku isweydiinayaan ujeedada ka danbaysa in VIP ga xiligan loo furo madaxda qaranka ee xisbiyada mucaaridka ah.  Halkan ka daawo soo dhoweyntii Gudoomiyaha.

 

 

 
,, ,,,.