Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo TV ga Canada oo badhtamahii sagaashanaadkii Warbixin ka diyaariyey Taliyaha Cusub ee hada loo magacaabay Booliska Somaliya Xasuuqii uu ka geystay Somaliland

Published on July 21, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 20/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  TV ga Canada oo warbixin dheer ka diyaariyey Taliyaha Cusub ee Somaliya General Maxamed Xasan Ismacil, xasuqii uu ka geystay  Somaliland isagoo weryahoogu tegay ilaa goobahii uu xasuuqa ka geystay ee Hargeysa iyo Gebiley, sidoo kale wabixintan wax ku jira General Tuke iyo Ali  Nuur oo xaakin dadka saldhiga booliska Hargeysa ku dhex xukumijiray dil.  Taliyaha Booliska somaliya oo u haysta in ha iloobay ayaa magaciisiina dhexda geliyay oo ku daray Sheekh, oo iska dhigan ina Sheekh Xasan. laakiin dhagar qabe ma qarsoomo.

IMG_7946

 

 

 
,, ,,,.