Wednesday, September 18th, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dowlada Hoose ee Hargeysa oo Dumisay Deeyrar ku yaalay xaafada Goljano oo ay wado tagta Daami ka soo bilaabaysa

Published on July 21, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 21/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net) Dowlada Hoose ee Hargeysa aya amaanta olole balaadhan ku qaaday xaafada Goljano oo ay deeyrar badan cagafta markisay ka dib markii ay dowlada hoose sheegtay inay halkaas ka bilaabayo dhisme jid cusub oo ka soo bilaabma xaafada goljano oo bartanka u mara derykii weynaa ee xisbiga, ka ibna xaga hoose ka maridoona masaajidka weerar ee u dhexeeya xisbiga iyo biyo dhacay wadaadas oo socondoonta ilaa xaafada daami.  Wadadan ayaa hadii ay hirgasho culays weyn ka qaadidoota labada wado ee qudha ee isku xidha bariga iyo galbeedka Hargeysa oo had iyo jeer sixmad la ciirciira. halkan hoose ka daawo warbixintaas oo dhamays tiran.

10500468_10204379385507509_5830935404595549267_n

10404080_10204379385227502_8524506793572176341_n 10464243_10204379383987471_3556597284184510715_n 10494859_10204379376707289_491620296013121472_n

 

 
,, ,,,.