Sunday, September 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo Taliyaha Booliska oo ka hadlaya Dhalinyaro rabshado wadayaal ah iyo Tuug la qabqabtay iyo amaanka oo aad loo adkeeyay

Published on July 22, 2014 by   ·   No Comments

Hargeisa 22/07/2014 (SDWO.COM & SomalilandNews.net)  Taliyaha Booliska oo faahfaahin ka bixiyey hawglada balaadhan ee ciidanka boolisku amaanka caasimada ku sugayo ka dib markii ay magaalada ku soo bateen tuug iyo dhalinyaro fidmowadayaal ah oo kooxkoox isku dilaya, isla markaasna meheradaha carqaladaynaya xili lagu jiro adeegsiga u diyaar garawga maalinta musaasibada Ciida.     Dhalinayaro iyo Tuug aad u farobadan ayaa habeenadii u danbaysay gacanta lagu soo dhigay oo buuxdhaafiyey salidhiyada booliska iyagoo sugaya in maxkamada loo gudibiyo si loo xukumo oo loogu dhaadhiciyo xabsiyada dalka.

 

 
,, ,,,.